Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Warfaafinta oo ka tacsiyadeysay Geeriga Axmadeey Abuubakar Al-Camaari

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Madaxda Qaranka oo ka tacsiyeeysay geerida Abwaan Cali Sugule
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Warfaafinta, Wasiir ku-xigeenka, Agaasimaha Guud, Agaasime waaxeedyada Wasaaradda iyo dhamaan Shaqaalaha Wasaaradda Warfaafinta ayaa ka tacsiyadeeyay geerida fanaanka Axmadeey Abuubakar A-Camaari oo ka tirsanaa Hobollada Qaranka ee Waaberi.

War qoraal ah oo ay soo saartay Wasaaradda Warfaafinta ayaa lagu sheegay in Wasaaradda ay Ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan bahda fanka Soomaaliyeed iyo qoyskii uu ka baxay uga tacsiyadeeyay marxuum Axmadeey Abuubakar A-Camaari.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Geerida fanaanka waxaa Warbaahinta u xaqiijiyey xubno ka tirsan qoyskiisa oo sheegay inuu ku geeriyooday hoygiisa oo ku yaalla degmada Shibis ee gobolka Banaadir, waxaana marxuumka uu u geeriyooday xanuuno uu mudooyinkan la tacaalayey oo ay wehliyeen duruufo kale oo dhanka nolosha ah, iyadoo fanaanku ahaa nin indho la’aa illaa xiligiisii dhallinyaranimada.

Previous Post

Wasiir Maareeye “Wasaaraddu waxa ay xoojineysaa horumarinta Dalxiiska dalka”

Next Post

Naadiga dowladda Hoose ee Xamar oo kulan dhiiri gelin ah loo sameeyay

Next Post
Naadiga dowladda Hoose ee Xamar oo kulan dhiiri gelin ah loo sameeyay

Naadiga dowladda Hoose ee Xamar oo kulan dhiiri gelin ah loo sameeyay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In