Monday, September 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Naadiga dowladda Hoose ee Xamar oo kulan dhiiri gelin ah loo sameeyay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Ciyaaraha, Wararka
0
Naadiga dowladda Hoose ee Xamar oo kulan dhiiri gelin ah loo sameeyay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa munaasabad lagu dhiiri gelinayay Naadiga Muqdisho City ee Dowladda Hoose ugu sameeyay magaalada Muqdisho.

Munaasbadda oo ay ka qeyb galeen mas’uuliyiinta xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda cagta, xubno ka socday maamulka Gobolka Banaadir, cayaartooy, Macalimiin iyo marti sharaf kale ayaa diiradda lagu saaray sidii dhaqaale loogu bixin lahaa horumarinta isboortiga dalka.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

September 27, 2026

Guddoomiyaha Naadiga Muqdisho City Abuukar Maxamed Sheekh ayaa sheegay in ay ku dadaali doonaan sidii ay kaalimaha hore uga geli lahaayeen Horyaalka kubadda cagta Soomaaliya, isagoo ka codsaday shirkadaha ka howlgalla dalka ay maalgeshi ku sameystaan kooxaha ka dhisan dalkeena.

β€œUjeedka sanadkan waxa ay tahay in meesha aan taaganahay aan ka sii horumarno, oo aan ku guuleysano horyaalka Dalka ama aan hiigsano kaalimaha hore ee horyaalka” ayuu yiri Guddoomiyaha Naadiga Muqdisho City.

Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya Cabdiqani Saciid Carab ayaa sheegay in Maamulka Goboka Banaadir looga baahanyahay in uu xoogga saaro sidii dib u dhis loogu sameyn lahaa garoonka Naadiga Muqdisho, si ay u helaan adeegyada cayaartooyda u baahantahay.

β€œFariinteena waxa ay tahay in maamulka gobolka uu ka qeyb qaato dib u dayactirka garoonka Naadiga Muqdisho iyo garoomada kale ee lagu horumarin karo isboortiga dalka, anaguna dhankeena ayaan garab istaageen dib u habeynta garoomada kubadda cagta”ayuu yiri Cabdiqani Saciid Carab.

Guddoomiye ku-xigeenka arrimaha bulshada ee Maamulka Gobolka Banaadir Basma Caamir Jakeeti ayaa sheegtay inay garab istaagayaan horumarinta isboortiga dalka, iyadoo cayaartooyda Naadiga dowladda Hoose ee Xamar ka dalbatay inay dhankooda xoojiyaan kulamada ay cayaarayaan.

β€œWaan idin garab taaganahay, cid waliba ayaa idin taageerayo waayo gobolka Banaadir ayaad ka tirsantihin, idinkuna waxaa la idinka rabaa inaad dadaalkiina muujisaan ee ah horumarka dhanka isboortiga”ayay tiri Basma.

Previous Post

Wasaaradda Warfaafinta oo ka tacsiyadeysay Geeriga Axmadeey Abuubakar Al-Camaari

Next Post

Maamulka Degmada Heliwaa oo siminaar u qabtay Guddoomiye laameedyada degmada β€œSAWIRRO”

Next Post
Maamulka Degmada Heliwaa oo siminaar u qabtay Guddoomiye laameedyada degmada β€œSAWIRRO”

Maamulka Degmada Heliwaa oo siminaar u qabtay Guddoomiye laameedyada degmada β€œSAWIRRO”

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

September 27, 2026
0

Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

September 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso β€œSoddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In