Saturday, March 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda waxbarashada oo markale u diyaar garowday qaadista imtixaan mid ah “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda waxbarashada oo markale u diyaar garowday qaadista imtixaan mid ah “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirkaan Jaraa’id ayaa ujeedkiisu ahaa u diyaargarowga Imtixaadka sanad dugsiyeedka 2015-2016 oo laga qaadi doono bartamaha iyo koofurta Soomaaliya.

Agaasimaha Waaxda Dugsiyada gaarka ah ee Wasaaradda Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta sare Muuse Maxamed Caraale ayaa sheegay in daladaha ay soo gudbiyeen xogta ku saabsan ardayda imtixaanka u fadhiisaneyso.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Xamse oo ka tacsiyadeeyay geerida marxuum General Maxamed Cali Abokor

Ra’iisul Wasaare Xamse oo ka tacsiyadeeyay geerida marxuum General Maxamed Cali Abokor

March 7, 2026
Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 7, 2026

“Xafiiska gaarka ah ayay shaqada ku soo dhaceysaa, daladaha ardayda u fadhiisaneysa halkan ayay warbixinta ku soo gudbinayaan, inta badan daladaha 85% waa ay soo gudbiyeen xogta ardayda imtixaanka u fadhiisaneyso, mana jiraan wax is qab qabsi ah” ayuu yiri Muuse.

Agaasimaha Xafiiska Imtixaadka ee ee Wasaaradda Waxbadda hidaha iyo Tackiinta sare Muqtaar Cabdullaahi Xaaji Bulbule ayaa xusay in dhankooda ay diyaar u yihiin sidii imtixaan mid ah looga qaadi lahaa ardayda dugsiyada sare ee bartamaha iyo Koonfurta dalka.

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta sare Xaamud Cali Xasan ayaa tilmaamay in ay aad ugu diyaar garoobeen Imtixaadka Sanad-dugsiyeed 2015-2016 oo dhici doona 21-ka bisha May, kaas oo ka wada dhici doono Bartamaha iyo Koofurta Soomaaliya, isagoo guul u rajeeyay ardayda Soomaaliyeed.

Waa sanadkii laad ee ay Wasaaradda Waxbarashada, hidaha iyo Tacliinta sare ay qaaddo Imtixaan mideyasan oo ay ka qabgelayaan Ardayda wax ka barata Bartamaha iyo Koofurta Soomaaliya.

IMG_2616 IMG_2623 IMG_2630 IMG_2631 IMG_2634 IMG_2641 IMG_2644 IMG_2647 IMG_2651 IMG_2652

Sawir Qaade:- Maxamed Cabdiweli Jaamac

Previous Post

Kuuriyada waqooyi oo sameeysay tijaabo kale

Next Post

Maamulka K/Galbeed oo dowladda F. S. ku bogaadiyay heshiiska ay la gashay Puntland+Dhageyso

Next Post
Maamulka K/Galbeed oo dowladda F. S. ku bogaadiyay heshiiska ay la gashay Puntland+Dhageyso

Maamulka K/Galbeed oo dowladda F. S. ku bogaadiyay heshiiska ay la gashay Puntland+Dhageyso

Ra’iisul Wasaare Xamse oo ka tacsiyadeeyay geerida marxuum General Maxamed Cali Abokor

Ra’iisul Wasaare Xamse oo ka tacsiyadeeyay geerida marxuum General Maxamed Cali Abokor

March 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ciidanka Qaranka...

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 7, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la afuray ciidanka xoogga

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la afuray ciidanka xoogga

March 6, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta la afuray cutubyo ka tirsan  Ciidanka Xoogga Dalka, isaga oo ku...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyay geerida Marxuum Jeneraal Maxamed Cali Abokor

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyay geerida Marxuum Jeneraal Maxamed Cali Abokor

March 6, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh ka diray geerida, Alle ha u naxariistee, Janaraal...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In