Friday, February 20, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Waxbarashada oo qorsheyneyso dib u soo nooleynta xarumihii Waxbarashda ee dowladda

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Maalinta qorista iyo akhriska adduunka oo laga xusay Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulan muda laba maalin ah oo magalada Muqdisho uga socday hay’adaha waxbarshada ee dalka ka howgala,  Waasaraddaha Maamul Goboleedyada xubnaha ka ah dowlada Federaalka iyo Wasaaradda waxbarshada Hidaha iyo Tacliinta sare ayaa waxa looga hadlay hirgelinta qorshaha mashariicda wax barshada ee dalka sanadka 2018 iyo in muhiim tahay in mashaaricda laga abaaro meesha ay ka jirto baahida waxbarsho .

Qaar ka mid ah xubnaha matalayay dowlad goboleedyada dalka ayaa soo dhaweeyay qorshaha Wasaaradda oo ah in la helo waxbarasho tayo leh iyo sidi loo soo celin lahaa xarumihii dugsiyadii lacag la’aanta oo ay Soomaaliya lahaan jirtay.

Related posts

Hay’adda Charity oo Soomaaliya ka bilowday ololaha Ramadaan oo lagu caawinayo 36,000 qof.

Hay’adda Charity oo Soomaaliya ka bilowday ololaha Ramadaan oo lagu caawinayo 36,000 qof.

February 20, 2026

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th February, 2026

February 20, 2026

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in nidaamka dowladnimada uu soo noqonayo muhiimna ay tahay in laga wada shaqeeyo dhamaan hay’adaha Waxbarshada, sidii loo heli lahaa adeeg waxbarasho oo lacag la’aan ah.

Wasiirka Wasaarada Waxbarshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxamaan Daahir Cusmaan ayaa xusay in ujeeddada kulanka uu ahaa isla xisaabtan dhab ah iyo sidii lo ogaan lahaa sida ay u shaqeeyaan hay’adaha Waxbarshada ee ka howgalaya guud ahaan dalka, isagoo xusay in dowladda ay xoogga saari doonto sidii loo heli lahaa adeeg waxbarasho oo tayo leh.

Hirgalinta qorshaha  2018 ee Waxabarshada dalka ayaa waxaa qeyb ka noqonaya dugsiyadii lacag la’aanta ahaa  sida ay uga faa’iideystaan dadka danyarta ah ee xaq u leh in ay helaan Waxbarasho.

 

 

 

Previous Post

faah faahin ku sabsan kulankii golaha shacaabka ee maanta

Next Post

Madaxweynaha JFS oo shaqo maalmeedkiisa u wareejiyay xafiiska uu ku leeyahay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga

Next Post
Madaxweynaha JFS oo shaqo maalmeedkiisa u wareejiyay xafiiska uu ku leeyahay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga

Madaxweynaha JFS oo shaqo maalmeedkiisa u wareejiyay xafiiska uu ku leeyahay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga

Hay’adda Charity oo Soomaaliya ka bilowday ololaha Ramadaan oo lagu caawinayo 36,000 qof.

Hay’adda Charity oo Soomaaliya ka bilowday ololaha Ramadaan oo lagu caawinayo 36,000 qof.

February 20, 2026
0

Hay’adda Qatar Charity, oo kaashanaysa Safaaradda Dowladda Qatar ee Soomaaliya, ayaa si rasmi ah u daahfurtay ololaha bisha barakeysan ee...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th February, 2026

February 20, 2026
0

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th February, 2026 1- President Hassan Sheikh Mohamud chaired a meeting between...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 20-ka February, 2026

February 20, 2026
0

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 20-ka February, 2026 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyay kulan dhexmarey...

Mashruuca badbaadinta dadka taagta daran oo ka socda Muqdisho iyo deegaanada dalka

Mashruuca badbaadinta dadka taagta daran oo ka socda Muqdisho iyo deegaanada dalka

February 20, 2026
0

Waxaa magaalada Muqdisho iyo gobolada dalka ka socda bixinta mucaawinooyin loogu talagalay dadka taagta daran  iyo kuwa barakacayaasha ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In