Sunday, August 23, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Waxbarashada oo qorsheyneyso dib u soo nooleynta xarumihii Waxbarashda ee dowladda

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Maalinta qorista iyo akhriska adduunka oo laga xusay Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulan muda laba maalin ah oo magalada Muqdisho uga socday hay’adaha waxbarshada ee dalka ka howgala,ย  Waasaraddaha Maamul Goboleedyada xubnaha ka ah dowlada Federaalka iyo Wasaaradda waxbarshada Hidaha iyo Tacliinta sare ayaa waxa looga hadlay hirgelinta qorshaha mashariicda wax barshada ee dalka sanadka 2018 iyo in muhiim tahay in mashaaricda laga abaaro meesha ay ka jirto baahida waxbarsho .

Qaar ka mid ah xubnaha matalayay dowlad goboleedyada dalka ayaa soo dhaweeyay qorshaha Wasaaradda oo ah in la helo waxbarasho tayo leh iyo sidi loo soo celin lahaa xarumihii dugsiyadii lacag laโ€™aanta oo ay Soomaaliya lahaan jirtay.

Related posts

Tababar heer sare ah oo la xiriira baarista dambiyada oo lagu qabtay Muqdisho

Tababar heer sare ah oo la xiriira baarista dambiyada oo lagu qabtay Muqdisho

August 22, 2026
๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐š  ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐Œ๐š๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐Š๐ก๐š๐ญ๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐Œ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐›๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in nidaamka dowladnimada uu soo noqonayo muhiimna ay tahay in laga wada shaqeeyo dhamaan hayโ€™adaha Waxbarshada, sidii loo heli lahaa adeeg waxbarasho oo lacag la’aan ah.

Wasiirka Wasaarada Waxbarshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxamaan Daahir Cusmaan ayaa xusay in ujeeddada kulanka uu ahaa isla xisaabtan dhab ah iyo sidii lo ogaan lahaa sida ay u shaqeeyaan hayโ€™adaha Waxbarshada ee ka howgalaya guud ahaan dalka, isagoo xusay in dowladda ay xoogga saari doonto sidii loo heli lahaa adeeg waxbarasho oo tayo leh.

Hirgalinta qorshahaย  2018 ee Waxabarshada dalka ayaa waxaa qeyb ka noqonaya dugsiyadii lacag laโ€™aanta ahaa ย sida ay uga faaโ€™iideystaan dadka danyarta ah ee xaq u leh in ay helaan Waxbarasho.

ย 

ย 

ย 

Previous Post

faah faahin ku sabsan kulankii golaha shacaabka ee maanta

Next Post

Madaxweynaha JFS oo shaqo maalmeedkiisa u wareejiyay xafiiska uu ku leeyahay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga

Next Post
Madaxweynaha JFS oo shaqo maalmeedkiisa u wareejiyay xafiiska uu ku leeyahay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga

Madaxweynaha JFS oo shaqo maalmeedkiisa u wareejiyay xafiiska uu ku leeyahay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga

Tababar heer sare ah oo la xiriira baarista dambiyada oo lagu qabtay Muqdisho

Tababar heer sare ah oo la xiriira baarista dambiyada oo lagu qabtay Muqdisho

August 22, 2026
0

Tababar heer sare ah oo ku saabsan baarista dambiyada iyo goobaha ay ka dhacaan ayaa loo soo xiray saraakiil iyo...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐š  ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐Œ๐š๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐Š๐ก๐š๐ญ๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐Œ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐›๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐š ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐Œ๐š๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐Š๐ก๐š๐ญ๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐Œ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐›๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š

August 22, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Shir-guddoomiyey kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Qaran ee Maareynta...

Ciidanka Xoogga Dalka  oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Baay

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Baay

August 22, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka ayaa howgal qorsheyn ka fuliyey gobolka Baay, kaas oo lagu beegsaday goobo ay Khawaarijtu u adeegsan jireen...

Wasiirka Maaliyadda XFS oo kulan la qaatay Wakiilka UNDP ee Soomaaliya

Wasiirka Maaliyadda XFS oo kulan la qaatay Wakiilka UNDP ee Soomaaliya

August 22, 2026
0

Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Wakiilka UNDP ee Soomaaliya, Mudane Christophoros Politis...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In