Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Waxbarashada Oo Rajo Wanaagsan Ka Muujisay Imtixaanka Mideysan

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Waxbarashada xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in uu guuleysan doono Imtixaanka mideysan ee dowladda qorsheyneyso in ay ka qaado ardayda Soomaaliyeed

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xaamud Cali Xasan ayaa sheegay in heer wanaagsan uu marayo qaadista Imtixaanka Dowladda Ay qorsheyneyso in ay ka qaado ardayda Soomaaliyeed eee wax ka barta gudaha dalka.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Wasiir Ku xigeenka ayaa waxa uu xusay in imtixaankani muhiimad gaar ah uu ugu fadhiyo dadka Soomaaliyeed gaar ahaan ardayda in imtixaan qaran la qaado islamarkaana lagu qiimeeyo ardayga imtixaanka la galayo.

dhinaca kale Wasiir ku xigeenka wasaaradda waxbarshada mudane Xaamud Cali Xasan oo isna ka hadlay arintaan ayaa waxa uu digniin u diray mas’uuliyiinta daladaha ee dayaacayadaha ka fidinaya dowladda waxaana uu u soo jeediyay in ay wasaarada kala shaqeeyaan qabsoomida imtixaanka oo 13 bishaan loo madalsan yahay in la qabto.

Previous Post

Ciidamada Xoogga Dalka Oo Ku Sii Siqaya Deegaanno Hor leh Oo Ka Tirsan Shabeelaha Hoose

Next Post

Maamulka gobolka Hiiraan iyo qeybaha bulshada Beledweyne oo taageeray qorshaha wasaarada waxbarashada{SAWIRRO}

Next Post
Maamulka gobolka Hiiraan iyo qeybaha bulshada Beledweyne oo taageeray qorshaha wasaarada waxbarashada{SAWIRRO}

Maamulka gobolka Hiiraan iyo qeybaha bulshada Beledweyne oo taageeray qorshaha wasaarada waxbarashada{SAWIRRO}

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In