Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Waxbarashada oo soo saartay shahaado cusub oo aan la been abuuri karin

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Waxbarashada oo soo saartay shahaado cusub oo aan la been abuuri karin
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa maanta kormeeray xarun Wasaaradda ugu talagashay in lagu bixiyo shahadooyinka ardaydii ku guuleysatay Imtixaanka shahaadiga ee sanad dugsiyeedka 2017-2018 ee ka dhacay bartamaha iyo Koonfurta Soomaaliya.

Wasiirka ayaa ku soo wareegay qeybaha ay ka koobantahay xarunta iyo sida ay u shaqeeyaan howlwadeenada, isagoo dhinaca kale halkaasi kula kulmay waalidiin iyo arday ka mid ah kuwii ka baxay dugsiyada sare oo uu ka dhageystay warbixin.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Mudane Cabdullaahi Goodax Barre Wasiirka Waxbarshada iyo Tacliinta sare oo kormeerka kadib Warbaahinta la hadlay ayaa faah faahin nuuca shahaado ee ay Wasaaraddu soo saartay iyo tirade ardayda dhameysatay dugsiyada sare ee dalka .

“Waa maalin Taariikhi ah waa maalin ay Wasaaradda Waxbarshada ku talaabsatay. waa Qeyb cusub oo daryeelka tacliinta Soomaaliyeed wax weyn ka badalaysa, qeybtan waxa ay tahay qeyb laga bixinayo shahaadooyinka Sanad dugsiyeedka 2017-2018, Wasaaradda waxa ay soo kordhisay shahaado nuuc cusub ah oo ka duwan kuwii hore, isla markaana aan laga been abuuri Karin” ayuu yiri Wasiirka Waxbarashada.

Maxamed Yuusuf Ibraahim oo ka mid ah ardayda ka qalin jebisay dugsiyada sare kuna guuleystay Imtixaankii dowladda,’ ayaa ka hadlay dareenkiisa ku aadan shahaadada la guddoonsiiyay.

Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya ayaa dadaal ugu jirta sidii tayeyn lahaa waxbarashada dalka, si loo soo saaro arday aqoon leh oo ka qeyb qaadata horumarka dalka.

Previous Post

Kofi Annan oo maanta geeriyooday

Next Post

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo maanta C/qaadir Maxamed Nuur “Jaamac” u magacaabay la-taliye sare oo ka tirsan Xafiiska Guddoomiyaha

Next Post
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo maanta C/qaadir Maxamed Nuur “Jaamac” u magacaabay la-taliye sare oo ka tirsan Xafiiska Guddoomiyaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo maanta C/qaadir Maxamed Nuur “Jaamac” u magacaabay la-taliye sare oo ka tirsan Xafiiska Guddoomiyaha

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In