Friday, April 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Waxbarashada XFS oo tababar lagu baranayey Maamulka, Maareynta iyo Qorsheynta ku qabatay Magaalada Muqdisho

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Waxbarashada XFS oo tababar lagu baranayey Maamulka, Maareynta iyo Qorsheynta ku qabatay Magaalada Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tababarkaan, ayaa socday muddo Lix maalin ah, iyaddoo lagu baranayey Maamulka, Maareynta, Qorsheynta tayo dhowrka waxbarshada, kaasi oo la siinayay guddoonada  kormeerayaasha ka howgalo goboladda dalka, waxaana bixinayay Wasaaradda waxbarshada Soomaaliya oo sheegtay in ay qeyb ka tahay howlaha dar dargalinta leh oo ay wado wasaaradaasi.

Qaar ka mid ah guddoonada qaatay tababarka, ayaa wasaaradda waxbarshada dalka ugu mahad celiyay Siminaarka iyo muhiimada uu leeyahay,  waxayna sheegeen in caqabado badan ay ka jiraan goboladda oo ka mid yihin mushaar aanan ku filineen iyo darruufa kale.

Related posts

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026

Agaasimaha guud ee wasaaradda waxbarshada Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Maxamed Cali oo soo xeray tababarka, ayaa sheegay in guddoonada looga baahanayahay in aqoontii ay kororsadeen ay u gudbiyaan goobihi ay ka yimaadeen, waxaana uu sidoo kale waxa ka warbixiyay hababka loo soo xulay.

Gabagabadii munaasabadda, ayaa waxaa shahaadooyin la guddoonsiyay guddoonada dhamestay tababarka, waana markii ugu horeysay ay wasaaradda waxbarshada ay tababar noocaan oo kale u qabato guddoonada waxbrashada ee ka howgalo Maamul goboleedyadda dalka.

Previous Post

G/sare Koofi oo Kormeeray Xarumaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya ay ku leedahay Boosaaso

Next Post

Madaxweyne Farmaajo oo uga mahad celiyey shacabka iyo Dowlad Gobolleedka Puntland soo dhaweynta taariikhiga ah

Next Post
Madaxweyne Farmaajo oo uga mahad celiyey shacabka iyo Dowlad Gobolleedka Puntland soo dhaweynta taariikhiga ah

Madaxweyne Farmaajo oo uga mahad celiyey shacabka iyo Dowlad Gobolleedka Puntland soo dhaweynta taariikhiga ah

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa maalmihii la soo dhaafay kulamo muhiim...

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026
0

Xubno ka socday Maamulka Safaaradda Soomaaliyaee  Kenya ayaa ka qeybgalay xaflad isbarasho oo ay soo qabanqaabiyeen ardyda Soomaalida ee wax...

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

April 3, 2026
0

Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Mudane Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Kulan looga hadlaayey sugidda amniga Magaalada Beydhabo la qaatay...

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In