Friday, May 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiir Beyle “Dalal badan ayaa doonaya inay safaarado ka furtaan caasimadda” SAWIRRO+DAAWO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Wasiir Beyle “Dalal badan ayaa doonaya inay safaarado ka furtaan caasimadda” SAWIRRO+DAAWO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Siihayaha Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo maalgeshiga ee Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo dalka dib ugu soo laabtay ayaa markii uu ka soo degay garoonka Diyaaradaha caalamiga ah ee Aadan Cadde waxa ku soo dhaweeyay xilhibaanno, mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda iyo xubno kale, waxaana shir jaraa’id oo uu ku qabtay gudaha garoonka kaga hadlay socdaal uu kaga soo laabtay dalka Cuman, halkaasi oo uu kula kulmay dhigiisa dalkaasi Dr Yuusuf Al-Calawi oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka labada dal iyo inay ka qeyb qaataan horumarka dalka.

Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa xusay in dhigiisa Cumanan ay isla soo hadal qaadeen inay dib u furtaan safaaradii ay ku lahaayeen dalka, ayna dhawaan Muqdisho u soo diri doonaan wafdi indho indheeya halka ay safaarad ka furanayaan.

Related posts

Wasiirka Qoyska oo Geneva kulan kula qaadatay Danjiraha Xuquuqul Insaanka Dowladda Ingiriiska

Wasiirka Qoyska oo Geneva kulan kula qaadatay Danjiraha Xuquuqul Insaanka Dowladda Ingiriiska

May 7, 2026
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo kulan la qaatatay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah QM

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo kulan la qaatatay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah QM

May 7, 2026

“Waxaan ka wada hadalnay in ay dib u furtaan safaaraddooda, ayna soo dirsadaan wafdi horudhac ah oo indho indheeya halka ay degayaan, runtii arrimo kale ayaynu ka wada hadalnay oo ay ka midtahay inay wax u qabtaan jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Cuman ku nool” ayuu yiri Mudane Beyle.

Siihayaha Wasiirka arrimaha dibadda iyo maalgeshiga Soomaaliya ayaa hoosta ka xariiqay in magaalada Nairobi ee xarunta Dalka Kenya uu kula kulmay safiirada dalalka Koonfur Kuuriya iyo Jabaan ee Soomaaliya u qaabilsan kuwaasi oo uu kala hadlay inay halkan ka furtaan safaaradahooda, ayna ka qeyb qaataan dib u dhiska dalka, isagoo xusay in ay jirto lacago dowladda Jaban ay ugu talagashay in wax loogu qabto bulshada Soomaaliyeed.

“Safiirka Koonfur Kuuriya waxaan ka wada hadalnay in ay tababaro siiyaan shaqaalaha Wasaaradda oo dhanka diblomaasiyadda ay ka baraan, sidoo kale safiirka Jabaan waxaan isla aragnay lacago ay dowladda Japan ugu talagashay in Soomaaliya wax loogu qabto, kuwaasi oo aan raadinaynay halka ay ku bixinayaan, wuuna noo sheegay in hay’ado gaar ah ay lacagta u dhiibeen si mashaariic horumarineed loogu fuliuyo” ayu u markale Wasiirku hadalkiisa ku daray.

Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa xusay in shirka Jaamacadda Carabta ee bisha Marso ee sanadkan ka furmaya magaalada Sharma-sheeq ay horgeyn doonaan qorsheyaal la xiriiira sidii ay Soomaaliga uga caawin lahaayeen dib u dhiska dalka.

Arrintan ayaa qeyb ka ah dadaallada Wasaaradda Arrimaha dibadda ee Soomaaliya ugu jirto xoojinta xiriirka saaxiibtimo ee la leedahay wadamada caalamka.

DAAWO

vlcsnap-2015-01-22-12h24m16s111

vlcsnap-2015-01-22-12h24m43s128

vlcsnap-2015-01-22-12h24m54s242

vlcsnap-2015-01-22-12h25m00s44

vlcsnap-2015-01-22-12h25m04s96

vlcsnap-2015-01-22-12h25m08s130

vlcsnap-2015-01-22-12h25m12s166

vlcsnap-2015-01-22-12h25m15s203

vlcsnap-2015-01-22-12h25m18s238

vlcsnap-2015-01-22-12h25m25s10

vlcsnap-2015-01-22-12h25m30s81

vlcsnap-2015-01-22-12h25m37s163

vlcsnap-2015-01-22-12h25m43s210

vlcsnap-2015-01-22-12h25m48s6

vlcsnap-2015-01-22-12h26m15s14

vlcsnap-2015-01-22-12h26m34s216

vlcsnap-2015-01-22-12h26m37s3

Previous Post

Shirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay soo dhaweynta Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan “SAWIRRO”

Next Post

DAAWO-Dowladda Turkiga oo sheegtay in Socdaalka Madaxweynaha Wadankaas Ee Muqdisho uusan saameyn ku yeelan doonin Qaraxii Maanta.

Next Post
DAAWO-Dowladda Turkiga oo sheegtay in Socdaalka Madaxweynaha Wadankaas Ee Muqdisho uusan  saameyn ku yeelan doonin Qaraxii Maanta.

DAAWO-Dowladda Turkiga oo sheegtay in Socdaalka Madaxweynaha Wadankaas Ee Muqdisho uusan saameyn ku yeelan doonin Qaraxii Maanta.

Wasiirka Qoyska oo Geneva kulan kula qaadatay Danjiraha Xuquuqul Insaanka Dowladda Ingiriiska

Wasiirka Qoyska oo Geneva kulan kula qaadatay Danjiraha Xuquuqul Insaanka Dowladda Ingiriiska

May 7, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Geneva ee dalka Switzerland kulan mira...

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo kulan la qaatatay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah QM

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo kulan la qaatatay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah QM

May 7, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryam Qaasim, ayaa maanta kulan la yeelatay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee...

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Xoojinaysa Iskaashiga Adeegyada Baasaboorrada iyo Socdaalka

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Xoojinaysa Iskaashiga Adeegyada Baasaboorrada iyo Socdaalka

May 7, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta xarunta Wasaaradda...

𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐂𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐱𝐚𝐫𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐤𝐚 𝐣𝐚𝐫𝐞𝐲 𝐚𝐝𝐞𝐞𝐠 𝐂𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝 𝐨𝐨 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐬𝐨𝐨 𝐤𝐨𝐫𝐝𝐡𝐢𝐲a𝐲 𝐈𝐬𝐛𝐢𝐭𝐚𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐌𝐚𝐫𝐭𝐢𝐢𝐧𝐢

𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐂𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐱𝐚𝐫𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐤𝐚 𝐣𝐚𝐫𝐞𝐲 𝐚𝐝𝐞𝐞𝐠 𝐂𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝 𝐨𝐨 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐬𝐨𝐨 𝐤𝐨𝐫𝐝𝐡𝐢𝐲a𝐲 𝐈𝐬𝐛𝐢𝐭𝐚𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐌𝐚𝐫𝐭𝐢𝐢𝐧𝐢

May 7, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadam ayaa xarigga ka jaray qeybo si heersare...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In