Friday, March 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiir Biixi Iimaan Cige oo ka qeyb-galay shirka Wasiirada shaqada ee Jaamacadda Carabta

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Wasiir Biixi Iimaan Cige oo ka qeyb-galay shirka Wasiirada shaqada ee Jaamacadda Carabta
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dawladda Fedaraalka Soomaliya Xildh. Biixi Iimaan Cige, ayaa Dalka Masar uga qeyb galaya Kalfadhiga 49-aad Madasha Wasiirada Jaamacadda Carabta.

“Waxaan aad ugu faraxsanahay in aan hoggaamiyo waftiga saddex geesoodka ah ee sida firfircoon uga qeyb galaya kalfadhiga 49-aad ee shirka shaqaalaha carabta (ALC) ee Qaahira. ALC waa goob muhiim ah oo lagu dejiyo siyaasado iyo talooyin ballaadhan ee ku saabsan arrimaha shaqada si wax looga qabto caqabadaha guud ee ka jira gobolka” Sidaa ayuu yiri Wasiir Biixi.

Related posts

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

March 27, 2026
“Haa waan joojin karnaa” oo halkudhig looga dhigay xuska sanadkaan ee Maalinta Qaaxada Dunida

“Haa waan joojin karnaa” oo halkudhig looga dhigay xuska sanadkaan ee Maalinta Qaaxada Dunida

March 27, 2026

Kal-fadhi oo socday muddo saddex maalmood ah, ayaa waxaa looga dooday arrimo badan oo kamidyihiin xoojinta iskaashiga iyo wadajirka Shaqaalaha Wadamada Carabta.

Previous Post

Guddoomiye Abshirow oo xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha G/Wakiilada Hirshabeelle 

Next Post

Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka JFS oo xubin ku yeeshay Baarlamaanka Pan-Afrika

Next Post
Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka JFS oo xubin ku yeeshay Baarlamaanka Pan-Afrika

Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka JFS oo xubin ku yeeshay Baarlamaanka Pan-Afrika

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

March 27, 2026
0

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda Cagta ayaa diyaar garowgii ugu dambeeyay ugu jira kulan muhiim ah oo ay galabta...

“Haa waan joojin karnaa” oo halkudhig looga dhigay xuska sanadkaan ee Maalinta Qaaxada Dunida

“Haa waan joojin karnaa” oo halkudhig looga dhigay xuska sanadkaan ee Maalinta Qaaxada Dunida

March 27, 2026
0

Mas’uuliyiin ka socday Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada  XFS,Ururka Dhaqaatirta iyo marti sharaf kale ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu talagalay...

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 26, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgallo qorsheysan, oo lagu dilay Horjoogihii isku xirka...

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

March 26, 2026
0

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan, ayaa ka qeyb galay Shirweynaha 14aad ee Wasiirrada ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In