Thursday, March 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiir Canshuur oo furay tababar la xiriira kaalinta isgaarsiinta iyo Tiknolojiyada+Sawirro.

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Wasiir Canshuur oo furay tababar la xiriira kaalinta isgaarsiinta iyo Tiknolojiyada+Sawirro.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdi Cashuur Xasan ayaa daah-furay tababar ku saabsan dowrka isgaarsiinta iyo tiknolojiyada ee ku aadan maareynta musiibooyinka.

“Waxa aan daahfurey tababar lagu baranayo kaalinta Isgaarsiinta & Tiknolojiyadda ee dhinaca ka-hortaga & ka-jawaabista musiibooyinka oo ay ka soo qeygaleen Aqoonyahanno ka tirsan Siddeed (8) Wasaaradood”. ayuu yiri wasiir Canshuur.

Related posts

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 26, 2026
Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

March 26, 2026

Tababarkan oo socon doona muddo labbo (2)Maalmood ah ayaa waxa uu qeyb ka yahay qorshayaal Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta & Tiknolojiyadda ugu talo gashay kafaa’iideysiga Tiknolojiyadda ee dhinaca kor u qaadida diyaar garowga maareynta musiibooyinka.

Dadaaladda Wasaaaradda Boostada & Isgaarsiinta ayaa waxa ay kaabi doonaan Qorshaha Wasaaradda Gargaarka & Maaraynta Musiibooyinka ee sare u qaadida diyaar garrowga dalka iyo yarreynta nuglaanshaha dadkeena ee Musiibooyinka soo noqnoqdey.

Wasiirka oo khudbad ka jeediyay furitaanka tababarkan ayaa yiri”.Waxa aan u Mahadcelinayaa Maamulka Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka & khuburada ka socda Ururka “Global System for Mobile Communications” (GSM Association) oo inoo fududaynaya Tababarkan”.

Tags: Wasiir Canshuur oo furay tababar la xiriira kaalinta isgaarsiinta iyo Tiknolojiyada+Sawirro.
Previous Post

Wasaaradda Awqaafta XFS oo Hay’addaha ka Shaqeeya Udxiyadda ku Amray in Wasaaradda soo maaraan+Sawirro

Next Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhagayso Barnamijka Dhacdooyinka Maanta Ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 26, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgallo qorsheysan, oo lagu dilay Horjoogihii isku xirka...

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

March 26, 2026
0

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan, ayaa ka qeyb galay Shirweynaha 14aad ee Wasiirrada ee...

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

March 26, 2026
0

WAR-SAXAAFADEED, Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya ciidamada Uganda ee AUSSOM, ayaa jab culus gaarsiiyay maleeshiyaadka ka tirsan Khawaarijta, oo...

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

March 26, 2026
0

Dowladaha Soomaaliya iyo Spain ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad (MoU) oo dhidibada u aasaya hannaan wadatashi siyaasadeed oo joogto ah....

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In