Friday, September 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiir Ceynte Oo La Kulmay Soomaalida Magalada Minneapolis+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Wasiir Ceynte Oo La Kulmay Soomaalida Magalada Minneapolis+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Jaaliyada ayaa ka muuqatay Farxad gaar ah iyago u hamuun qabay soo dhaweynta Wasiirka iyo in uu warbixin guud ka siiyo xaalada uu dalka Soomaaliya marayo.

Jaaliyada ayaa Su’aalo la xariira xaalada dalka weydiiyey Wasiirka isagoo ka wada jawaabay su’aalihii la waydiiyey waxana goobta ka hadlay oo jaaliyada matalayey Sheekh C/raxmaan Shariif oo ka mid ah culumada gobolka Minnesota ayaa wasiirka ku ammaanay howl karnimadiisa iyo dadaalkiisa ku aaddan Somalia, isagoo ugu duceeyay in Illaahey u fududeeyo shaqadiisa Wasiirka iyo guud ahaan madaxda dalka Soomaaliya.

Related posts

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐚𝐲 𝐡𝐢𝐫𝐠𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐡𝐚𝐧𝐧𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐭𝐚𝐫𝐭𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐟𝐮𝐫𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐬𝐡𝐚𝐪𝐚𝐚𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐝𝐨𝐰𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐝𝐨𝐨𝐫-𝐬𝐨𝐨𝐜𝐚𝐬𝐡𝐨

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐚𝐲 𝐡𝐢𝐫𝐠𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐡𝐚𝐧𝐧𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐭𝐚𝐫𝐭𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐟𝐮𝐫𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐬𝐡𝐚𝐪𝐚𝐚𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐝𝐨𝐰𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐝𝐨𝐨𝐫-𝐬𝐨𝐨𝐜𝐚𝐬𝐡𝐨

September 17, 2026
Guddoomiyaha SoDMA oo ka qeybgalay shirka u diyaar-garowga El Niño ee Geeska Afrika

Guddoomiyaha SoDMA oo ka qeybgalay shirka u diyaar-garowga El Niño ee Geeska Afrika

September 17, 2026

Dadka Kulankani ka qeyb galay ayaa waxa ay u badnaayeen Aqoonyahano, Dhalinyaro, Culumaa’udiin, Waxgarad, iyo Dumarka Soomaaliyeed iyagoo si gaar ah iyo guud ba uga hadlay sidii ay kaalintooda uga qeyb qaadan karaan dib u dhiska dalka.

Waxaa Makarafoonka lagu soo dhaweeyey Wasiirka isagoo ka warbixiyey xaalada dalka uu marayo, “Ma jirto cid aan Al-shabaab ahayn oo diiddan Dowlanimada dalka iyo nolosha ummadda Soomaaliyeed, iyaguna waa soo dhammaan doonaa,” ayuu yiri C/ramxaaan Caynte.

“Markii aad dalka ka fiiriso dhinacyo badan waxaa kuu muuqaneyso in rajadu ay soo noqoneyso, waayo waxaa soo noolaanaya nolosha iyo kalsoonida qofka Soomaaliyga, gaar ahaan waxbarashada iyo waxyaabaha kale ee aas-aasiga ah” ayuu sii daba dhigay Wasiir Caynte –  agaasimihii hore ee machadka daraasaadka siyaasadda iyo cilmibaarista ee  Heritage.

Mar uu ka hadlayay arrimaha siyaasadda dalka ayuu sheegay inaysan dhici karin doorasho qof iyo cod ah. “Xukuumadda iyo baarlamaanku waxay isla afgarteen inaysan dhici karin doorasho ay codkooda ku dhiiibtaan dhamaan muwaadiniinta Soomaaliyeed, laakiin waxaan umada Soomaaliyeed u xaqiijineynaa inaysan dhici doonin muddo kororsi” ayuu yiri Mudane Caynte.

_MG_2210 _MG_2212 _MG_2218 _MG_2230 _MG_2235 _MG_2236 _MG_2237 _MG_2238 _MG_2241 _MG_2242 _MG_2244 _MG_2245 _MG_2248 _MG_2251 _MG_2256 _MG_2257 _MG_2260 _MG_2271 _MG_2281 _MG_2295 _MG_2301 _MG_2345 _MG_2347 _MG_2356 _MG_2358 _MG_2363 _MG_2368 _MG_2373 _MG_2386 _MG_2393 _MG_2395 _MG_2402 _MG_2415 _MG_2426 _MG_2431 _MG_2434 _MG_2435 _MG_2441 _MG_2444 _MG_2448 _MG_2449 _MG_2451 _MG_2457 _MG_2466 _MG_2477 _MG_2486 _MG_2487 _MG_2488 _MG_2489 _MG_2495 _MG_2497 _MG_2499 _MG_2500 _MG_2505 _MG_2506 _MG_2507 _MG_2512 _MG_2513 _MG_2514 _MG_2519 _MG_2521 _MG_2524 _MG_2526 _MG_2529 _MG_2560 _MG_2569 _MG_2580 _MG_2582 _MG_2583 _MG_2584

Liban Husein

Minneapolis, Minnesota

Previous Post

Xildhibaano Guddoonka Barlamaanka U Gudbiyay Soo Jeedin Lagu Laalayo Mooshin ay Horay M.weynaha Uga Keeneen Xilibanno Kale oo Baarlaanka ka tirsan+Dhageyso

Next Post

Xulka Qaranka Ee Cayaaraha Fudud Oo Congo Uga Qeybgalaya Ciyaaraha All African Games 2015+Sawirro

Next Post
Xulka Qaranka Ee Cayaaraha Fudud Oo Congo Uga Qeybgalaya Ciyaaraha All African Games 2015+Sawirro

Xulka Qaranka Ee Cayaaraha Fudud Oo Congo Uga Qeybgalaya Ciyaaraha All African Games 2015+Sawirro

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐚𝐲 𝐡𝐢𝐫𝐠𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐡𝐚𝐧𝐧𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐭𝐚𝐫𝐭𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐟𝐮𝐫𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐬𝐡𝐚𝐪𝐚𝐚𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐝𝐨𝐰𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐝𝐨𝐨𝐫-𝐬𝐨𝐨𝐜𝐚𝐬𝐡𝐨

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐚𝐲 𝐡𝐢𝐫𝐠𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐡𝐚𝐧𝐧𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐭𝐚𝐫𝐭𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐟𝐮𝐫𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐬𝐡𝐚𝐪𝐚𝐚𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐝𝐨𝐰𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐝𝐨𝐨𝐫-𝐬𝐨𝐨𝐜𝐚𝐬𝐡𝐨

September 17, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, Isaga oo ka duulaya Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Qodobka 161aad...

Guddoomiyaha SoDMA oo ka qeybgalay shirka u diyaar-garowga El Niño ee Geeska Afrika

Guddoomiyaha SoDMA oo ka qeybgalay shirka u diyaar-garowga El Niño ee Geeska Afrika

September 17, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qaybgalay Shir Heerkiisu...

Wasiirka Qoyska XFS & Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka oo isku raacay wada-shaqeynta labada dhinac

Wasiirka Qoyska XFS & Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka oo isku raacay wada-shaqeynta labada dhinac

September 16, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS, Amb. Khadiija Maxamed iyo Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka Mudane Cabdikariin...

Soomaaliya iyo Nigeria oo ka wada hadlay Danaha  labada dal

Soomaaliya iyo Nigeria oo ka wada hadlay Danaha labada dal

September 16, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka Kenya, ahna Wakiilka Joogtada ah ee Soomaaliya u qaabilsan UNEP iyo UN-Habitat, Mudane...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In