Wednesday, February 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiir Dowlaha Isgaarsiinta oo ka qeybgalay Shirweynaha caalamiga ah ee Talleefanada Gacanta

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
2 years ago
in Wararka
0
Wasiir Dowlaha Isgaarsiinta oo ka qeybgalay Shirweynaha caalamiga ah ee Talleefanada Gacanta
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Axmed Cismaan Diiriye, ayaa ka qeybgalay Shirweynaha Caalamiga ah ee taleefannada gacanta (Mobile World Congress) oo soo agaasimay Ururka Isgaarsiinta Moobeellada Adduunka ee GSMA, waxaana lagu qabtay magaalada Barcelona ee dalka Spain.

Intii uu socday Shirweynaha, Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada ayaa kulamo doceedyo layeeshay qaar ka mid ah Madaxda Hey’adaha Caalamiga ah iyo hogaamiyeyaasha shirkadaha waawayn ee Tiknolojiyada ku hawlan, waxa uuna la wadaagay Dadaalada ay Dowladda Soomaaliya wado ee ku aadan horumarinta kaabayaasha dhijitaalka, Amniga Internetka iyo hormarinta xirfadaha digitalka .

Related posts

Wasiirka Cadaaladda XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay dhiggiisa Dalka Turkiga

Wasiirka Cadaaladda XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay dhiggiisa Dalka Turkiga

February 10, 2026
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo booqday xarunta IMCTC

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo booqday xarunta IMCTC

February 10, 2026

Wasiiru-dowlaha ayaa la kulmay Madaxda World Bank oo kala ahaa Mr. Guang Chen, Madaxweyne Ku Xigeenka Kaabayaasha iyo Isabel Neto, Madaxa Dhijitalka, waxaanay ka wada hadleen tageerada Bangiga Aduunku uu siiyo wadamada Bariga Afrika ee dhanka hormarinta Isgaarsiinta iyo Tiknolojiyada. Wasiiru-dowlaha ayaa ugu mahadceliyey taageerada iyo dadaalka ay ku bixinayaan Casriyeenta Isgaaraiinta iyo Dhijitaalka Dalkeena.

Shirweynahaan waa Madal sanadle ah oo ay isugu yimaadaan khubarada isgaarsiinta iyo teknolojiyada, waxaana diiradda lagu saaraa mustaqbalka isgaarsiinta dunida oo xiliigaan isbadalo waaweyn sameeneyso.

Previous Post

Dowladda Soomaaliya oo dhul ku wareejiyay Safaaradda Shiinaha

Next Post

Nuxurka Qodobada Heshiiska Iskaashiga Difaaca ee Soomaaliya iyo Turkiga

Next Post
Nuxurka Qodobada Heshiiska Iskaashiga Difaaca ee Soomaaliya iyo Turkiga

Nuxurka Qodobada Heshiiska Iskaashiga Difaaca ee Soomaaliya iyo Turkiga

Wasiirka Cadaaladda XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay dhiggiisa Dalka Turkiga

Wasiirka Cadaaladda XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay dhiggiisa Dalka Turkiga

February 10, 2026
0

Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Macallin Maxamuud, ayaa kulan miro-dhal ah la qaatay dhiggiisa...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo booqday xarunta IMCTC

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo booqday xarunta IMCTC

February 10, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo booqasho ku jooga Boqortooyada Sucuudi Carabiya, ayaa maanta booqday xarunta...

Mudanayaasha Labada Aqal ee BJFS oo ka dooday Cutubka 5-aad ee Dastuurka

Mudanayaasha Labada Aqal ee BJFS oo ka dooday Cutubka 5-aad ee Dastuurka

February 10, 2026
0

Mudanayaasha labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan wadajir ah ku yeeshay xarunta Golaha Shacabka, waxaana shir...

𝐌𝐢𝐧𝐢𝐬𝐭𝐞𝐫 𝐀𝐛𝐝𝐢𝐬𝐚𝐥𝐚𝐦 𝐀𝐛𝐝𝐢 𝐀𝐥𝐢 𝐀𝐫𝐫𝐢𝐯𝐞𝐬 𝐢𝐧 𝐀𝐝𝐝𝐢𝐬 𝐀𝐛𝐚𝐛𝐚 𝐟𝐨𝐫 𝐭𝐡𝐞 𝟑𝟗𝐭𝐡 𝐀𝐔 𝐒𝐮𝐦𝐦𝐢𝐭

𝐌𝐢𝐧𝐢𝐬𝐭𝐞𝐫 𝐀𝐛𝐝𝐢𝐬𝐚𝐥𝐚𝐦 𝐀𝐛𝐝𝐢 𝐀𝐥𝐢 𝐀𝐫𝐫𝐢𝐯𝐞𝐬 𝐢𝐧 𝐀𝐝𝐝𝐢𝐬 𝐀𝐛𝐚𝐛𝐚 𝐟𝐨𝐫 𝐭𝐡𝐞 𝟑𝟗𝐭𝐡 𝐀𝐔 𝐒𝐮𝐦𝐦𝐢𝐭

February 10, 2026
0

The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, H.E. Abdisalam Ali has arrived in Addis Ababa to participate in the...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In