Tuesday, February 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiir dowlaha Waxbarashada oo daah furtay mashruray ka faa’iidaysan doonaan Shaqalaha

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Wasiir dowlaha Waxbarashada oo daah furtay mashruray ka faa’iidaysan doonaan Shaqalaha
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiiru dowlaha Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta sare Marwo Nuura Mustaf Mukhtaar, ayaa daah-furtey barnaamijka MIDA FINNSOM ee taageera Wasaaradaha kala ah Waxbarashada iyo Caafimaadka.

Ujeedka mashruucaaan, ayaa ah sidii kor loogu qaadi lahaa aqoonta iyo xirfadda shaqaalaha Wasaaraddaha Waxbarashada iyo Caafimaadka si ay u kordhiyaan adeegga ummadda Soomaliyeed ay u hayaan.

Related posts

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 23, 2026
Somalia Congratulates Brunei on National Day

Soomaaliya oo u hambalyeeysay Maalinta Qaranka Brunei

February 23, 2026

Shirka waxaa kale oo ku weheliyey wasiiru dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Dr. Maryan Maxamed Xuseen, Safiirka Dalka Finland Mudane Pirkka Tapiola, madaxa IOM Soomaaliya mudane Frantz Celestin iyo madax sare oo ka socotey dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada.

Wasiiru dowlaha, ayaa diiradda saartey muhiimadda gaarka ah ay leedahay in kor loo qaado aqoonta iyo xirafidda shaqaalaha rayidka ah, kuwaasi oo aqoontoodu si joogto ah ugu adeega ummadda Soomaaliyeed.

Previous Post

Xafiiska xeer ilaalinta ayaa maxkamada gobolka Banaadir u gudbiyey 36 Eedaysane oo ajaanibi ah

Next Post

Madax ka socota dalka suudan oo soo gaaray Muqdisho

Next Post
Madax ka socota dalka suudan oo soo gaaray Muqdisho

Madax ka socota dalka suudan oo soo gaaray Muqdisho

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 23, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Somalia Congratulates Brunei on National Day

Soomaaliya oo u hambalyeeysay Maalinta Qaranka Brunei

February 23, 2026
0

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay hambalyo diirran u diraysaa Boqor Hassanal Bolkiah, Dowladda iyo shacabka Brunei Darussalam munaasabadda Maalintooda Qaranka. Soomaaliya...

Somalia Congratulates Brunei on National Day

Somalia Congratulates Brunei on National Day

February 23, 2026
0

The Federal Republic of Somalia extends its warmest congratulations to His Majesty Sultan Haji Hassanal Bolkiah, the Government, and the...

Adeegyada dad-dhigista iyo Tirakoobka Xaaladaha Madaniga ah oo laga wada hadlay

Adeegyada dad-dhigista iyo Tirakoobka Xaaladaha Madaniga ah oo laga wada hadlay

February 23, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Cabdiqaadir Cilmi ayaa guddoomiyay kulan la xiriira arrimaha adeegyada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In