Sunday, March 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiir Dubbe “Waa lagama maarmaan xorriyadda hadalka iyo xurmeynta Saxafiga”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Wasiir Dubbe “Waa lagama maarmaan xorriyadda hadalka iyo xurmeynta Saxafiga”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cusmaan Abuukar Dubbe oo ka qeyb galay kulan looga hadlayay xorriyadda hadalka iyo helitaanka xogta inta lagu gudo jiro doorashooyinka Soomaaliya ayaa sheegay inay lagama maarmaan tahay xorriyadda hadalka, helitaanka macluumaadka iyo xurmeynta saxafiga.

Kulanka oo looga hadlayay damaanad qaadidda helitaanka xogta iyo xorriyadda hadalka inta ay socdaan doorashooyinka ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiirka Warfaafinta, Taliye ku-xigeenka Booliska Soomaaliya, guddoomiyaha guddiga doorashooyinka ee heer federal..

Related posts

Hay’adda SoDMA oo biyo dhaamin ka bilowday Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo biyo dhaamin ka bilowday Baydhabo

March 15, 2026
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee QM

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee QM

March 15, 2026

Ururradda Warbaahinta madaxa bannaan ee ku midoobay dalladda SIMHA, ayaa kullankaan soo agaasimahay, waxaana goob joog ahaa guddoomiyaha Ururka SIMHA, Xasan Cali Geeseey, agaasimaha Mustaqbal Media Axmed Ciise Guutaale iyo madax ka socotay xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya.

Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka heer Federaal mudane Maxamed Xasan Cirro iyo taliye ku-xigeenka Booliska Sakiya Xuseen, ayaa warbaahinta ku bogaadiyay shaqadda ay bulshada u hayaan, waxaana ay ugu baaqeen horumarinta wada shaqeynta iyo tabinta wararka doorashooyinka.

Previous Post

Guddiga doorashadda Gobolladda Waqooyi oo shaaciyey inay diiwaan galiyeen Marwo Fowsiyo Yuusuf Xaaji

Next Post

Madaxweynaha Galmudug oo dib ugu laabtay Dhuusamareeb

Next Post
Madaxweynaha Galmudug oo dib ugu laabtay Dhuusamareeb

Madaxweynaha Galmudug oo dib ugu laabtay Dhuusamareeb

Hay’adda SoDMA oo biyo dhaamin ka bilowday Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo biyo dhaamin ka bilowday Baydhabo

March 15, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee, oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa maanta magaalada Baydhabo waxa ay ka...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee QM

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee QM

March 15, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xarunta SoDMA ku qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee...

Duqa Muqdisho oo kormeer shaqo ku tagay Waaxda Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir

Duqa Muqdisho oo kormeer shaqo ku tagay Waaxda Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir

March 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay...

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Hindiya oo booqday muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xiran dalkaas

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Hindiya oo booqday muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xiran dalkaas

March 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO(INDIA):-Safiirka Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Hindiya oo xabsiga ku booqday muwaadiniin Soomaaliyeed oo muddo ku xiran dalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In