Tuesday, October 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiir Farkeeti Oo dalka dib ugu soo noqoday kadib  shirar muhiim ah uga soo qayb galay Sacuudiga iyo Kuwait “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Wasiir Farkeeti Oo dalka dib ugu soo noqoday kadib  shirar muhiim ah uga soo qayb galay Sacuudiga iyo Kuwait “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Muqidisho, 13, Nov, 2015…..Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Aden Farkeeti ayaa saaka dalka dib ugu  soo laabtay kadib  shirar muhiim ah oo uga soo qayb galay dalalka Kuwait iyo Sacuudiga.

Wasiirka ayaa ugu horayntii ka qayb galay shirkii hor dhaca u ahaa kulankii  ay isgu yimaadeen madaxda wadamadda Latiin America iyo Carabta ee ka dhacay magaalada Riyadh ee dalka Sacuudiga, wasiirka ayaa intuu socday shirku wuxuu kulan gaar ah la qaatay madaxa Sanduuqa Horumarinta ee Sacuudiga Eng. Yusuf Al-basam,  kaas oo ay ka wada hadleen sidii Soomaaliya looga caawin lahaa dib u soo celinta kaabayaasha dhaqaalaha dalka iyo sidii loo hormarin lahaa adeegyada bulshada sida: Waxbarashada, Caafimaadka, Biyo galinta magaalooyinka iyo Dib u soo celinta qaxootiga ku dhibaataysan dalalka dariska ah.

Related posts

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐪𝐞𝐲𝐛𝐠𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐃𝐡𝐚𝐦m𝐞𝐲𝐬𝐭𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐨 𝐞𝐞 𝐝𝐞𝐠𝐦𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐁𝐚𝐥𝐚𝐧𝐛𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐢𝐲𝐨 𝐆𝐮𝐫𝐢𝐜𝐞𝐞𝐥

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐪𝐞𝐲𝐛𝐠𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐃𝐡𝐚𝐦m𝐞𝐲𝐬𝐭𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐨 𝐞𝐞 𝐝𝐞𝐠𝐦𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐁𝐚𝐥𝐚𝐧𝐛𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐢𝐲𝐨 𝐆𝐮𝐫𝐢𝐜𝐞𝐞𝐥

October 5, 2026
Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026

Sidoo kale wasiirka ayaa ka qayb galay shir ka dhacay magaalada Kuwait oo ay si wada jir ah u wada qaban qaabiyeen Hay’ada Lacagta Aduunka (IMF) iyo Bangiga Dhexe ee Kuwait, kaas oo ay ka soo qayb galeen in kabadan 40 wadan, waxaana shirka looga hadlay qaabka uu ushaqeeyo nidaamka maaliyadeed ee Islaamiga ah ee ku salaysan dulsaar la’aanta (Islamic Finance), waxaana laysku afgartay in la baahiyo isticmaalka Islamic Finance oo waayahaan danbe aad ugu soo xoogaysanayey caalamka.

Dhanka kale Wasiirka ayaa kulan gaar ah la yeeshay intuu ku sugnaa magaalada Kuwait madaxa Horumarinta Sanduuqa ee dalka Kuwait Dr. Cabdullwahab Al-bader, waxayna isla soo qaadeen sidii Soomaaliya looga caawin lahaa kor u qaadida kobaca dhaqaalaha iyo horumar lagu sameeyo dib u soo noolaynta dhaqaalaha dalka,

Ugu danabyntii Wasiirka ayaa magaalda Nairobi kulan kula qaatay safiirka cusub ee Maraykanka u qaabilsan  Soomaaliya, Amb. David H. Kaeuper waxayna ka wada hadleen marxalada siyaasadeed ee dalka iyo horumarka dowladda Soomaaliya ay ku talaabsatay ee dhanka maamulka maareynta maaliyadda. Wuxuuna safiirku ku aamanay dowladda Soomaaliya iney muujisay horumar dhanka kobaca dhaqaalaha iyo baahinta nidaamka maaliyadeed ee dalka.

—DHAMAAD–

gulf trip 2248 gulf trip 2254 gulf trip 2270 gulf trip 2280 gulf trip 2320 gulf trip 2328 gulf trip 2334 gulf trip 2335 gulf trip 2381 gulf trip 2427 Kuwait Fund Saudi conf US ambassador 2 US embassy wasiir arimaha dibedda Kuwait

Previous Post

Madaxweynaha Indonesia Oo Warqadaha Safiirnimo Ka Guddoomay Safiirka Dowlada Soomaaliya Ay U Magacowday Dalkaasi

Next Post

Wasiirka Qorsheynta Dalka Oo Tababar U Soo Xiray Shaqaala Ka Tirsan Wasaaradda Qorsheynta

Next Post
Wasiir Ceynte “Waxaa hadda la sameeyay hanaan wadatashi ah oo sadex bolood socondoona”

Wasiirka Qorsheynta Dalka Oo Tababar U Soo Xiray Shaqaala Ka Tirsan Wasaaradda Qorsheynta

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐪𝐞𝐲𝐛𝐠𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐃𝐡𝐚𝐦m𝐞𝐲𝐬𝐭𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐨 𝐞𝐞 𝐝𝐞𝐠𝐦𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐁𝐚𝐥𝐚𝐧𝐛𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐢𝐲𝐨 𝐆𝐮𝐫𝐢𝐜𝐞𝐞𝐥

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐪𝐞𝐲𝐛𝐠𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐃𝐡𝐚𝐦m𝐞𝐲𝐬𝐭𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐨 𝐞𝐞 𝐝𝐞𝐠𝐦𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐁𝐚𝐥𝐚𝐧𝐛𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐢𝐲𝐨 𝐆𝐮𝐫𝐢𝐜𝐞𝐞𝐥

October 5, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta safar ku tagay degmadda Balanballe ee dowlad-goboleedka Galmudug,...

Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa xafiiska...

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

October 4, 2026
0

Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee Galmudug, gaar ahaan Waaxda Hydrometeorology, waxay soo saartay saadaasha roobabka ee muddada 04 ilaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In