Tuesday, April 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiir ku-xigeenka Caafimaadka oo ka hadlay dab ka kacay qeybta dabdhalinta Isbitaalka Demartino oo lagu guuleystay damintiisa

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Wasiir ku-xigeenka Caafimaadka oo ka hadlay dab ka kacay qeybta dabdhalinta Isbitaalka Demartino oo lagu guuleystay damintiisa
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiir ku-xigeenka Wasaraadda Caafimaadka Soomaaliya Dr. Axmed Xuseen Macalin ( Dr. Gurey) ayaa sheegay in lagu guuleystay daminta dab ka kacay qeybta dabdhalinta isbitaalka Demartino, isla markaana howlihii shaqo ee uu bulshada u yahay uu si caadi ah ku socdo.

Dr. Axmed Xuseen Macalin oo gaaray Isbitaalka ayaa sheegay in uu kormeeray qeybta uu dabka ka kacay, isagoo maamulka Gobolka uga mahadceliyay kaalinta ay ka geysteen daminta dabka.

Related posts

Hoggaamiyaha KMG ee Koonfur Galbeed oo Baydhabo kulan kula qaatay masuuliyiin sare

Hoggaamiyaha KMG ee Koonfur Galbeed oo Baydhabo kulan kula qaatay masuuliyiin sare

April 7, 2026
Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay  Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

April 6, 2026

“Waxaa saaka barqadii saacadu markay ahayd 10:00 am dab aan Khasaaro nafeed gaysanin ka kacay qeybta dabdhalinta Isbitalka Demartino, kaasoo dhashay kadib markii mid ka mid ah  Motoorada dab dhalliyayaasha uu gubtay, waxaana sidoo kale gaaray Gurmadka degdega ah ee dabdamiska Gobalka Benadir iyo Shirkada BECO oo isla markiiba xaliyay dabkii kakacay,  dibna u hagaajiyay korantada Isbitaalka iyo qaar ka mid ah dabqaadayashii waxyeeladu soo gaaray”. Ayuu yiri Wasiir ku-xigeenka caafimaadka.

Wasiir ku-xigeenka Wasaraadda Caafimaadka Soomaaliya ayaa sheegay  xaalada Isbitaalka uu yahay mid dagan, iyadoo adeegii Caafimaadna uu usocdo si habsami leh.

Previous Post

Musharrax Madaxweyne Cabdikariin Guuleed oo soo dhaweeyey doorashadii maanta dhacday ee guddoonka guddiga doorashada Soomaaliland

Next Post

Wasiirka Caafimaadka oo ka warbixisay xaaladihii ugu dambeeyay COVID-19 ee Dalka

Next Post
Wasiirka Caafimaadka oo ka warbixisay xaaladihii ugu dambeeyay COVID-19 ee Dalka

Wasiirka Caafimaadka oo ka warbixisay xaaladihii ugu dambeeyay COVID-19 ee Dalka

Hoggaamiyaha KMG ee Koonfur Galbeed oo Baydhabo kulan kula qaatay masuuliyiin sare

Hoggaamiyaha KMG ee Koonfur Galbeed oo Baydhabo kulan kula qaatay masuuliyiin sare

April 7, 2026
0

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay xildhibaan...

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay  Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

April 6, 2026
0

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Somalia Defence Minister Visits AUSSOM Sector 3

April 6, 2026
0

The Minister of Defence of the Federal Government of Somalia, H.E. Ahmed Moallim Fiqi, visited the headquarters of Sector 3...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

April 6, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa booqday xarunta Qaybta 3aad ee Howlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In