Wednesday, March 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiir ku-xigeenka Caafimaadka Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo lagu soo dhaweeyay Dhuusamareeb “SAWIRRO”

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Wasiir ku-xigeenka Caafimaadka Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo lagu soo dhaweeyay Dhuusamareeb “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdigan oo uu hoggaaminayay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Dr. Axmed Xuseen Macalin Dr. Gurrey oo ay qayb ka ahaayeen mas’uuliyiin uu ka mid yahay lataliyaha arrimaha bulshada ee Xafiiska Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cali Faarax Seeraar ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Dhuusamareeb ku soo dhaweeyay Wasiirka Caafimaadka Galmudug oo safarkan ku wehliyay, Agaaaimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka Galmudug, Wasiiro ka tirsan Galmudug iyo Maamulka Dhuusamareeb.

Wasiirka Caafimaadka Galmudug Dr. Cabdiwali Cabdullaahi Jaamac ayaa sheegay in imaatinka Wafdiga uu muhiim u yahay ogaanshaha baahiyaha caafimaad ee deegaanka kajira.

Related posts

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ku xoreeyay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ku xoreeyay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

March 11, 2026
Ciidamada Qaranka oo gudaha u galay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

Ciidamada Qaranka oo gudaha u galay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

March 11, 2026

Lataliyaha arrimaha bulshada ee Xafiiska Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cali Faarax Seeraar ayaa rajo wanaagsan ka muujiyey in kormeerkooda xoojin doono dadaallada lagu horumarinayo adeega aas-aasiga ah ee caafimaadka Deegaannada Galmudug.

Wasiir ku-xigeenka Caafimaadka Xukuumada Federaalka Soomaaliya  Dr. Axmed Xuseen Macalin Dr. Gurrey ayaa sheegay in ujeeddada socdaalkooda ay la xiriirto u kuurgelidda adeegyada aas-aasiga ah caafimaadka ee ka jirta deegaananda Galmudug.

Safarkan oo qaadanaya muddo dhowr maalmood ah ayay wafdiga Wasiir ku-xigeenka Caafimaadka Xukuumada Federaalka Soomaaliya ku kormeeri doonaan xarumaha caafimaadka ee degmooyinka Galmudug, iyadoo lafilayo in ay uga sii gudbaan dowlad goboleedyada kale ee dalka.

Previous Post

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo Guddoomiyey kulan looga hadlay qorshe howleedka Wasaaradda “SAWIRRO”

Next Post

Heshiis horudhac ah oo laga gaaray beelo ku dagaalamay duleedka magaalada Baledweyne “SAWIRRO”

Next Post
Heshiis horudhac ah oo laga gaaray beelo ku dagaalamay duleedka magaalada Baledweyne “SAWIRRO”

Heshiis horudhac ah oo laga gaaray beelo ku dagaalamay duleedka magaalada Baledweyne “SAWIRRO”

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ku xoreeyay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ku xoreeyay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

March 11, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal guuleystay ku xoreeyay deegaanka Xawaadley ee gobolka Shabeellaha Dhexe, kaas oo horey ugu dhuumaaleysanayeen...

Ciidamada Qaranka oo gudaha u galay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

Ciidamada Qaranka oo gudaha u galay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

March 11, 2026
0

Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed oo howlgallo ka dhan ah Khawaarijta ka wada deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa maanta gudaha...

Wasiirka Qoyska XFS oo khudbad ka jeedisay Shirka Haweenka Adduunka ee New York

Wasiirka Qoyska XFS oo khudbad ka jeedisay Shirka Haweenka Adduunka ee New York

March 11, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Soomaaliya ayaa khudbad ka jeedisay shirka Haweenka Adduunka ee ka socda magaalada New...

Tartamayaasha Hodan oo tartanka ka ciribtirtay Diinsoor, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo tartanka ka ciribtirtay Diinsoor, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

March 10, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In