Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiir ku xigeenka Dastuurka oo ka warbixiyay shirkii odayaasha dhaqanka uu kula yeeshay Cabudwaaq

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Wasiir ku xigeenka Dastuurka oo ka warbixiyay shirkii odayaasha dhaqanka uu kula yeeshay Cabudwaaq
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiir ku xigeenka dastuurka Cabdullaahi Yuusuf Alankeey,ayaa sheegay in odayaasha dhaqanka ee degmada Cabudwaaq ay aqbaleen inay ka qeyb galaan shirka maamulka loogu sameynayo gobollada Dhexe.

Mudane Alankeey oo ku sugan Cabudwaaq ayaa Radio Muqdisho u sheegay in wada-tashiyo u dhaxeeyay odayaasha dhaqanka iyo masuuliyiin ka socotay dowladda oo uu hoggaaminayay wasiirka gaashaandhigga laga gaaray heshiis, ayadoo odayaashu dhaqanku ay aqbaleen inay shirka ka qeyb galaan.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Masuuliyiin ka tirsan dowladda oo ay ku jiraan xildhibaano ayaa ku sii jeeda Cabudwaaq si loo sii wado wada tashiyada loogu diyaar garoobayo shirka maamul u sameynta gobollada dhexe.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa dhawaan sheegay in shirka maamulka loogu sameynayo gobollada dhexe uu ka furmi doono degmada Cadaado, ayadoo dhammaan bulshada degta Mudug iyo Galguduud ay ka qeyb gali doonaan si loo dhiso maamul loo dhan yahay.

Dowladda Soomaaliya ayaa waqti badan ku bixinaysa dhammaystirka maamullada gobollada si loo dhaqan galiyo nidaamka federaalka isla markaana loo diyaariyo hannaan suurta galiya in doorasho laga qabto waddanka sanadka 2016-ka.

Previous Post

Bandhig Dhaqan oo ay ka qeyb galeen masuuliyiin dowladda ka tirsan oo Muqdisho lagu qabtay “SAWIRRO”

Next Post

UNHCR oo qaxootiga Yemen ka imaanaya xerooyin uga dhisaysa Jabuuti iyo Soomaaliya

Next Post
UNHCR oo qaxootiga Yemen ka imaanaya xerooyin uga dhisaysa Jabuuti iyo Soomaaliya

UNHCR oo qaxootiga Yemen ka imaanaya xerooyin uga dhisaysa Jabuuti iyo Soomaaliya

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In