Monday, April 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiir ku xigeenka Maaliyadda oo Garbahaareey ka furay mashaariic horumarineed+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Wasiir ku xigeenka Maaliyadda oo Garbahaareey ka furay mashaariic horumarineed+Sawirro

?

0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiir ku xigeenka wasaaradda Maaliyadda X. f. Soomaaliya C/laahi Sheekh Cali “Qaloocoow”  oo maanta booqasho ku tagay magaalada Garbahaareey ee xarunta gobolka Gedo ayaa halkaasi ka furay mashaariic horumarineed oo kala ahaa dhismaha xarunta maamulka iyo nalalka ku shaqeeya ileyska Cadceedda, oo ay hirgelineyso wasaaradda Maaliyadda.

Munaasabaddi furitaanka mashaariicdaasi waxaa goob joog ka ahaa xildhibaan Sagal C/risaaq Isaaq Biixi, gudoomiyaha gobolka Gedo Maxamed Maxamuud Maxamed, gudoomiyaha degmada Garbahaareey iyo xubo ka socday qeybaha bulshada ku nool halkaasi.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shir guddoomiyay kulanka aan caadiga ahayn ee Guddiga Joogtada

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shir guddoomiyay kulanka aan caadiga ahayn ee Guddiga Joogtada

April 12, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhagax dhigay dhismaha xarunta hay’adda daryeelka agoonta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhagax dhigay dhismaha xarunta hay’adda daryeelka agoonta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

April 12, 2026

Gudoomiyaha degmada Garbahaareey iyo kan gobolka Gedo ayaa ka warbixiyay baahiyaha ka jira magaaladaasi, iyagoo codsaday in la sii kordhiyo mashaariicda noocan oo kale ah.

Xildhibaan Sagal C/risaaq Isaaq Biixi oo ka mid ah mudanayaasha laga soo doorto Garbahaareey ayaa soo dhaweysay mashaariicda wasaaradda Maaliyaddu ka hirgelineyso magaaladaasi, iyadoo xustay in bulshada ku nool Garbahaareey ay qabaan baahiyo dhinac walba ah.

Wasiir ku xigeenka wasaaradda Maaliyadda C/laahi Sh. Cali “Qaloocoow” ayaa ku ammaanay bulshada ku nool magaaladaasi sida ay ugu weyntahay qiimaha dowladnimada, wuxuuna tilmaamay in mashaariicdan ay hirgelineyso wasaaradda Maaliyadda.

Arrintan ayaa qeyb ka ah qorshaha dowladda F. Soomaaliya ay ku horumarineyso gobolada dalka.

Previous Post

Taliyaha cusub ee Ciidanka Asluubta oo maanta si rasmi ah xilka ula wareegay+Sawirro

Next Post

Kullan lagu mataaneynayay Kooxo ka kala dhisan Soomaaliya iyo Turkiga oo Muqdisho ka dhacay

Next Post
Kullan lagu mataaneynayay Kooxo ka kala dhisan Soomaaliya iyo Turkiga oo Muqdisho ka dhacay

Kullan lagu mataaneynayay Kooxo ka kala dhisan Soomaaliya iyo Turkiga oo Muqdisho ka dhacay

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shir guddoomiyay kulanka aan caadiga ahayn ee Guddiga Joogtada

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shir guddoomiyay kulanka aan caadiga ahayn ee Guddiga Joogtada

April 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa shir guddoomiyey kulan ay...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhagax dhigay dhismaha xarunta hay’adda daryeelka agoonta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhagax dhigay dhismaha xarunta hay’adda daryeelka agoonta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

April 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo ay wehliyaan Wasiirka...

SAWIRRO:-Munaasabadda Sanad Guurada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

SAWIRRO:-Munaasabadda Sanad Guurada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

April 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Sawirro: Waxaa si habsami leh u socota munaasabadda xuska sanad-guurada 66-aad ee aasaaska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, taas...

Madaxweynaha JFS oo ka qaybgalay munaasabadda sanad guurada 12-ka April ee CXDS

Madaxweynaha JFS oo ka qaybgalay munaasabadda sanad guurada 12-ka April ee CXDS

April 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha JFS, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Wasaaradda Gaashaandhigga kaga qeyb galay xuska 66-aad ee sanad-guurada kasoo wareegtay aasaaska...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In