Saturday, March 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiir ku xigeenka Qorsheynta iyo maalgashiga caalamiga ah oo soo dhaweeysay wafdi ka socday dowladda Qatar +Sawirro

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Wasiir ku xigeenka Qorsheynta iyo maalgashiga  caalamiga ah oo soo dhaweeysay wafdi ka socday dowladda Qatar +Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiir ku xigeenka wasaaradda Qorsheynta iyo maalgashiga caalamiga ah xildhibaan Fahmo Axmed Nuur oo warbaahinta Qaranka kula hadashay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde kaddib marki ay soo dhaweysay ganacsatadaasi, ayaa sheegtay in ganacsatada ka socota dalka Qatar ay dalka u yimaadeen sidii ay fursado maalgashi uga heli lahaayeen dalkeenna.

Wasiirka oo hadalkeeda sii wadata ayaa xustay in dowladda Federaalka Soomaaliya ay dadaal dheeraad ah ku bixineyso sidii loo horumarin lahaa dhaqaalaha dalka, ย iyadoo intaasi ku dartay in dowladdu ay dhameystirtay shuruucda asalka u ah maalgashiga dalka.

Related posts

๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐ก๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐š๐ฒ ๐ฆ๐š๐ฌ๐ก๐ซ๐ฎ๐ฎ๐œ๐š ๐›๐š๐š๐ซ๐ข๐ฌ๐ญ๐š ๐š๐ซ๐š๐ ๐ ๐š ๐ž๐ž ๐ข๐ฌ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐š๐๐š ๐๐š๐ฅ๐คa

March 7, 2026
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo deeq gargaar ah gaariisay Diinsoor

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo deeq gargaar ah gaariisay Diinsoor

March 7, 2026

Wafdiga oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa muujiyay sida ay ugu faraxsanyihiin iney soo booqdaan dalkeena Soomaaliya ayna ku soo dhaweeyaan masโ€™uuliyiinta dowladda. Iyagoo sheegay iney dalka u yimaadeen sidii ay uga heli lahaayeen fursado maalgashi.

Wafdigan ganacsatada ah ee ka socday dalka Qatar ayaa inta uu joogo dalka waxa uu la kulmi doonaa, wasaaradaha ka shaqeeya wax soo saarka, iyo rugta ganacsiga, iyagoo u kuur galidoona fursadaha maalgashiga ee ka bannaan dalka.

Previous Post

Diyaarad kuwa rakaabka ah oo ku dul burburtay Iiraan

Next Post

Madaxa xukuumadda Galmudug oo maanta shir gudoomiyey kulanka wasiirada oo Dhuusamareeb lagu qabtay +Sawirro

Next Post
Madaxa xukuumadda Galmudug oo maanta shir gudoomiyey kulanka wasiirada oo Dhuusamareeb lagu qabtay +Sawirro

Madaxa xukuumadda Galmudug oo maanta shir gudoomiyey kulanka wasiirada oo Dhuusamareeb lagu qabtay +Sawirro

๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐ก๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐š๐ฒ ๐ฆ๐š๐ฌ๐ก๐ซ๐ฎ๐ฎ๐œ๐š ๐›๐š๐š๐ซ๐ข๐ฌ๐ญ๐š ๐š๐ซ๐š๐ ๐ ๐š ๐ž๐ž ๐ข๐ฌ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐š๐๐š ๐๐š๐ฅ๐คa

๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐ก๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐š๐ฒ ๐ฆ๐š๐ฌ๐ก๐ซ๐ฎ๐ฎ๐œ๐š ๐›๐š๐š๐ซ๐ข๐ฌ๐ญ๐š ๐š๐ซ๐š๐ ๐ ๐š ๐ž๐ž ๐ข๐ฌ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐š๐๐š ๐๐š๐ฅ๐คa

March 7, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadam ayaa furey Mashruucan oo ay ka faaโ€™iideysan...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo deeq gargaar ah gaariisay Diinsoor

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo deeq gargaar ah gaariisay Diinsoor

March 7, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa maanta booqasho shaqo ku...

Taliyaha cusub ee Ciidanka Cirka Soomaaliya oo maanta xilka la wareegay

Taliyaha cusub ee Ciidanka Cirka Soomaaliya oo maanta xilka la wareegay

March 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Cusub ee Ciidanka Cirka Soomaaliya Sareeye Guuto C/risaaq Maxamuud Xaaji (Qaloombi), ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo xarig jaray xarun loo diyaariyay ka jawaabista xaaladaha degdeg ah ee amniga Isgaarsiinta

Ra’iisul Wasaare Xamse oo xarig jaray xarun loo diyaariyay ka jawaabista xaaladaha degdeg ah ee amniga Isgaarsiinta

March 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xarigga ka jaray Xarunta Qaran ee Amniga Saaybarka (SOMCIRT),...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In