Wednesday, October 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiir ku xigeenka Qorsheynta oo kulan kula yeeshay Japan ardayda-Sawirro

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Wasiir ku xigeenka Qorsheynta oo kulan kula yeeshay Japan ardayda-Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdi uu hogaaninayo wasiir ku-xigeenka Wasaaradda  Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Cabdulaahi Shiekh Cali isla markaana ay ku wehliyaan Agaasimaha Guud ee Wasaaradda qorsheynta, agaasimaha Guud Wasaaradda Kaluumeysiga iyo mas’uulayiin kale , oo dhawaanahan ku sugnaa  dalka Jabaan , ayaa la kulmeen ardeyda wax ka dhigta dalkaasi gaar ahaan jaamacadda  TICAD.

Masuulayiinta waxay warbaxin ka dhageysteen ardeyda wax ka barta jaamcadaasi ugu wayn dalkaasi  jaban ee TICAD ,iyadoona ardeyda ay isku jiraan Soomaaliya iyo ajaanib,waxayna ardeyda soo dhaweeyeen  horumarka ballaaran ee ka jira dalka Soomaaliya isla markaana wasiirka, iyo mas’uulayiinta la socday wax ay ardeyda  su’aalo  ka waydiiyeen xaalada dalka uu  marayo iyo samenta qorshayaha  horumarinta qaranka.

Related posts

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

October 12, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026

Wasiir Ku-xigeenka ayaa uga wajaabay su’aalaha ay waydiiyeen ardeyda ee ku qotamay xaalada dalka, isgoo u sheegay xaalada dalka in haatan ay mareeyso meel wanaagsan , horumar ballaaran la gaaray sanadahii dambe sida dib u dhiska hay’adda dowladda, malgashi  fara badan ay sameynayaan dad Soomaaliyeed oo dalka dib uga soo laabtay.

Wasiir ayaa  dhinca kale ardeyda sharaxaad  ka siiyay halka uu  marayo qorshaha horumarinta qaranka somaaliyeed oo muddo ka badan 30sano ka dib  in dalka uu sameysto qorshe seddaxda sano ee soo socata, iyadoo ay ku cad yahiin waxyaabo fara badan oo dalka muhiim u ah.

Dhinca kale  mas’uulayiinta uu hogaaminayo Wasiir Xigeenka Wasaaradda Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga ah,ayaa ka warbaxiyay kulanka   ka dhacay Jaamacadda TICAD,in sidoo kale looga hadlay u diyaar garowga, shirka Africa iyo jaban  ee lagu qaban doona  27 August  dalka Kenya ,iyadoo  shirkaasi ay ka soo qeybgalin doonan inta badan dowladda  qaaradda Africa, kaasi oo ay qeybgali doonto  dowladda somaaliya ,waxaana looga hadlayaa sidii loo horumarin karo qaarada Africa arrimo ay ka mid yahiin  horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha,sare u qaadida waxbarashada,iyo xirfadalayaal  ay tabarayaso,Hay”adda JICA ee dalkaasi Japan.

jaban3 jaban4 jaban5 jaban8

Previous Post

Madaxweynaha oo xalay la kulmay gudoomiyayaasha degmooyinka G/Banaadir

Next Post

Siminaar lagu baranayay cilmiga beeraha oo Afgooye lagu qabtay-Sawirro

Next Post

Siminaar lagu baranayay cilmiga beeraha oo Afgooye lagu qabtay-Sawirro

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

October 12, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In