Monday, March 23, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiir ku xigenka Wasaradda Haweenka Muumuni Sh Cumar oo Deeq Dawa ah Gaarsiisay Cisbitaalka Demada Baraawe (SAWIRRO)

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Wasiir ku xigenka Wasaradda Haweenka Muumuni Sh Cumar oo Deeq Dawa ah Gaarsiisay Cisbitaalka Demada Baraawe (SAWIRRO)
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Deeqdan Dawada ah oo ay bixiyeen Taliska Ciidanka Nabad Ilaalinta Midowga Afrika Amissom ayaa maanta la gaarsiiyay Cisibitaalka Degmada Baraawe ee gobalka Shabeelaha Hoose Kaas oo dhawaan dib u dayactir lagu sameeyay.

Wasiir kuxigeenka Wasaarada Haweenka oo uu Wehliyo Taliye Kuxigeenka Amissom ee Howlgalka Soomaliya General Kavuma Sam ayaa kormeer ku sameeyen Qeyba uu ka kooban yahay Isbitalka Baraawe, waxeyna La kulmeen Maamulka iyo dadka Deeganka.

Related posts

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo la gaàrsiiyay

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo la gaàrsiiyay

March 23, 2026
Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ku dhawaaqday in dalku galay marxalad doorasho loo dhan yahay

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ku dhawaaqday in dalku galay marxalad doorasho loo dhan yahay

March 22, 2026

“Waxan maanta u taaganaha in aan la wareegno qalabka iyadoo wada dhan sariiro kuma diino joodariyaal iyo daawoyin intaasba waan la wareegnay shacabka reer baraawe aad iyo aad ayey u faraxsan yihiin waana deeqdi maanta koobad ee loo bilaabay oo dhinaca amissom ka imaaday” Sidaasina waxaa Yiri Suldaan Suufi Suldaan Xeydar  oo kamid ah nabaddoonada Degmada Baraawe.

Taliye Ku xigeenka Amissom ee Howlgalka Soomaliya General Kavuma Sam ayaa dhankiisa Tilmamay,  in Degmada baraawe ay ka mid tahay Deeganada  ay  ka soo yeerayan qeyla dhaan la xariirta dhanka Adeegyada caafimadka ah, Sidaasi dartey ay Amissom qorsheesay in Deeq caafimad lagaarsiiyo

Xilibaan Muumina Sh Cumar ayaa deeqda ku wareejiyasa maamulka cisbitaalka, waxayna sheegatay in ay ka jawaabayaan baahida shacabka ku nool degmada kuwaas oo dhibaatoyin dhanka caafimaadka ah ka cabanayay islamarkana cisbitaalku uu ka cabanayay xaalad Dawo yari ah.

“Waan idin caawineynaa intaas iyo in kabadan waxey kaloo sameysay Musqulihii isbitaalka musqulo cusub ayey u dhistay waxey kaloo sameysay ceelka biyaha ee isbitaalka laga isticmaali lahaa intaas da’daal dheer ah ayey Amissom ka geystay meeshaas anaga waan uga hambalyeeneynaa amissom waxaan lee nahay waad mahadsan tihiin intaas iyo inkabadan ayaan idinka sugeynaa” Sidaasi waxaa tiri Wasiir ku xigeenka wasaaradda Haweyne Marwo Muumina Sh Cumar,ahna Mudane ka tirsan baarlamanka soomaaliya.

Cisbitaalka ayaa waxaa dhawaan dayactir key sameyay taliska ciidanka nabad ilaalinta midowga afrika ee Amissom, iyadoo dadka deegaankuna ay aad u soo dhaweeyeen.

11722184_10153160423460753_4466344750489195022_o 11722268_10153160422720753_374630607376956832_o 11729005_10153160421865753_1930827797429006652_o 11779811_10153160424310753_7147145341850555339_o (1) 11783888_10153160421245753_1179460938_o

Previous Post

Abaanduulaha ciidanka oo bogaadiyay guulaha ciidamada ay gaareen “Dhageyso”

Next Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo la gaàrsiiyay

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo la gaàrsiiyay

March 23, 2026
0

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo lagu qaybiyay deegaanno hoostaga degmada Guriceel ee gobolka...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ku dhawaaqday in dalku galay marxalad doorasho loo dhan yahay

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ku dhawaaqday in dalku galay marxalad doorasho loo dhan yahay

March 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiistinta ee (DFS) waxay si rasmi ah ugu wargelinaysaa shacabka Soomaaliyeed in dalku uu...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay qaar kamid ah Odayaasha iyo Waxgaradka deegaannada Koonfur Galbeed

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay qaar kamid ah Odayaasha iyo Waxgaradka deegaannada Koonfur Galbeed

March 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay odayaasha...

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya oo kulan ciyaareedka AFCON-2027 kaga qayb galaya Mozambique

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya oo kulan ciyaareedka AFCON-2027 kaga qayb galaya Mozambique

March 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO(Mozumbique):-Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda Cagta ayaa ka ambabaxay garoonka diyaaradaha ee Aaden Cadde International Airport, iyagoo ka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In