Friday, February 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiir Maaliyadda XFS oo shirar muhiim ah kaga qeyb galay Mareynkanka

caqiil by caqiil
4 years ago
in Wararka, Warka ugu Weyn
0
Wasiir Maaliyadda XFS oo shirar muhiim ah kaga qeyb galay Mareynkanka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, ayaa magaalada Washington ee dalka Mareykanka shirar muhiim ah kula leh madaxda Hey’adda IMF iyo Bangiga Adduunkan iyo xubno sarsare oo ka tirsan Wasaaradda arrimaha dibedda iyo Maaliyadda dowladda Mareykanka.

Wasiirka ayaa sheegay in shirarkan diirada lagu saarayo horurmarada laga sameeyay barnaamijka dib-u-habeynta dhaqaalaha Soomaaliya iyo arrimaha dhamaystirka deyn cafinta Soomaaliya oo ay Hey’addaha dhaqaalaha calaamka ay muhiim u yihiin.

Related posts

Afur Diblomaasiyadeed: “Horumarka Soomaaliya”.

Afur Diblomaasiyadeed: “Horumarka Soomaaliya”.

February 27, 2026
Tartamayaasha Degmada Dhuusamareeb oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Dhuusamareeb oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

February 27, 2026

“Magaalada Washington, waxa aan shirar muhiim ah kula qaadanayaa masuuliyiinta Hey’adaha dhaqaalaha Caalamka sida Bangiga Adduunka iyo IMF oo maalmaha soo socda  aan ka wada hadli doonno dhameystirka hanaanka dib-u-habeynta Maaliyadda Soomaaliya,” ayuu yiri Wasiir Beyle.

Sidoo kale, Wasiirka maaliyadda xukuumadda federaalka Soomaaliya Dr Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa tilmaamay in ay ka go’an tahay horumarinta hanaanka gaba-gabada deyn_Cafinta Soomaaliya oo loo soo maray  waddo dheer iyo Dadaal fara badan.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa  doonayso in ay dardar-geliso barnaamijka Deyn Cafinta iyo taageerada farsamo ee dhanka soo kabashada dhaqaalaha Soomaaliya, waxaana wasiirka safarkiisa ku wehlinanaya Danjiraha dowladda Federaalka Soomaaliya ee Washington Amb. Cali Shariif Axmed.

Previous Post

Wararkii ugu dambeeyay khasaaraha ka dhashay Dagaalka Ukraine

Next Post

Cadaado oo laga hirgaliyay Xarunta Maxkamada Cadaado

Next Post
Cadaado oo laga hirgaliyay Xarunta Maxkamada Cadaado

Cadaado oo laga hirgaliyay Xarunta Maxkamada Cadaado

Afur Diblomaasiyadeed: “Horumarka Soomaaliya”.

Afur Diblomaasiyadeed: “Horumarka Soomaaliya”.

February 27, 2026
0

Iyadoo la qaadanayo hal-ku-dhigga “Horumarka Soomaaliya”, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Abdisalam Ali, ayaa martigeliyay Afur heer...

Tartamayaasha Degmada Dhuusamareeb oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Dhuusamareeb oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

February 27, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan mira-dhal ah la qaatay hoggaanka Ururrada siyaasadda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan mira-dhal ah la qaatay hoggaanka Ururrada siyaasadda

February 26, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay hoggaanka ururrada siyaasadda ee...

Madaxweynaha Galmudug oo guddoomiyey shir ka golaha Wasiirada

Madaxweynaha Galmudug oo guddoomiyey shir ka golaha Wasiirada

February 26, 2026
0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirrada, iyadoo uu goobjoog ahaa Madaxweyne ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In