Monday, April 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirada Cadaalada iyo Arrimaha Diinta Koofur galbeed oo kormeeray xabsiga iyo maxkamada Gobolka Bakool ee Xudur

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Wasiirada Cadaalada iyo Arrimaha Diinta Koofur galbeed oo kormeeray xabsiga iyo maxkamada Gobolka Bakool ee Xudur
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka cadaalada dowlad goboleedka koonfur galbeed Soomaaliya iyo wasiirka awqaafta iyo arrimaha diinta ee koofur galbeed ayaa maanta kormeereen xaruumaha maxkamada, xabsiga dhexe iyo ceelsha biyaha Magaalada xuddur oo xoolaha biyo ka cabaan.

Kormeerkaan maanta ay ku tageen xarumo ay ka mid yihiin maxkamada gobolka Degmada iyo rafcaanka oo hal xaruun kuwada shaqeeya iyo xabsiga dhexe ee Gobolka bakool ayaa waxaa ay ugu kuur galayeen xaalada goobahaan oo loogu adeego bushada

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shir guddoomiyay kulanka aan caadiga ahayn ee Guddiga Joogtada

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shir guddoomiyay kulanka aan caadiga ahayn ee Guddiga Joogtada

April 12, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhagax dhigay dhismaha xarunta hay’adda daryeelka agoonta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhagax dhigay dhismaha xarunta hay’adda daryeelka agoonta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

April 12, 2026

Wasiiradaan oo warbixin ka dhageystay garsoorashaasha maxkamada gaar ahaan marxaladaha kala duwan oo ay ku shaqeeyaan sida mushaar la’aan iyo tababaro ay u baahan yihiin waxaana masuuliyiinta ay balan qaadeen in wax laga qaban doono cabashadooda.

Wasiirka cadaalada Koofur galbeed Xasan ibraahim lubuur ayaa balan qaaday in wax laga bedelayo xaaladaha xabsiga ka jirta waxana talaiyaha ku amray in la daryeelo maxaabiista ku jirta xabsiga.

Sidoo kale masuuliyiinta ayaa waxa ay boogdeen xarumaha bulshada loogu Adeego iyo ceelasha xoolaha laga waraabiyo waxaana maalmahaan ay ku sugnaayeen magaalada xuddur ee gobolka Bakool oo ay kulamo kula yeelanayeen qeybaha kala duwan ee bulshada iyo maamulka.

Tags: Wasiirada Cadaalada iyo Arrimaha Diinta Koofur galbeed oo kormeeray xabsiga iyo maxkamada Gobolka Bakool ee Xudur
Previous Post

Turkiga iyo Qadar oo Taalibaan ka caawinaya dib u furista garoonka diyaaradaha ee Kabul

Next Post

Booliska NewZealand oo toogtay nin weerar geystay oo ay ku sheegeen inuu ahaa argagixiso

Next Post
Booliska NewZealand oo toogtay nin weerar geystay oo ay ku sheegeen inuu ahaa argagixiso

Booliska NewZealand oo toogtay nin weerar geystay oo ay ku sheegeen inuu ahaa argagixiso

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shir guddoomiyay kulanka aan caadiga ahayn ee Guddiga Joogtada

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shir guddoomiyay kulanka aan caadiga ahayn ee Guddiga Joogtada

April 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa shir guddoomiyey kulan ay...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhagax dhigay dhismaha xarunta hay’adda daryeelka agoonta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhagax dhigay dhismaha xarunta hay’adda daryeelka agoonta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

April 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo ay wehliyaan Wasiirka...

SAWIRRO:-Munaasabadda Sanad Guurada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

SAWIRRO:-Munaasabadda Sanad Guurada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

April 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Sawirro: Waxaa si habsami leh u socota munaasabadda xuska sanad-guurada 66-aad ee aasaaska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, taas...

Madaxweynaha JFS oo ka qaybgalay munaasabadda sanad guurada 12-ka April ee CXDS

Madaxweynaha JFS oo ka qaybgalay munaasabadda sanad guurada 12-ka April ee CXDS

April 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha JFS, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Wasaaradda Gaashaandhigga kaga qeyb galay xuska 66-aad ee sanad-guurada kasoo wareegtay aasaaska...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In