Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirada Cusub ee Arimaha Gudaha, Dibadda iyo Ganacsiga oo maanta xilalkooda loo dhaariyay “SAWIRRO”

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Wasiirada Cusub ee Arimaha Gudaha, Dibadda iyo Ganacsiga oo maanta xilalkooda loo dhaariyay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa maanta si rasmi ah loo dhaariyay wasiirada cusub ee Wasaaradaha Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib u heshiisinta, Arrimaha Dibadda iyo iskaashiga Caalamiga ah iyo Ganacsiga, kuwaas oo dhowaan uu magacaabay R/wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre.

Munaasabadda lagu dhaarinayay xubnaha wasiiradaan ayaa waxaa goob joog ka ahaa, Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari iyo R/wasaare ku xigeenka Dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed Qadar.

Related posts

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

October 3, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

October 3, 2026

Dhaarinta ka dib ayaa Wasiirada cusub waxay la kulmeen R/wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre.

Afartii Bishaan ayay ahayd markii R/wasaare Khayre uu magacaabay Axmed Ciise Cawad, Wasiirka Arrimaha Dibedda & Iskaashiga Caalamiga ah, Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, Wasiirka Ganacsiga & Warshadaha iyo Cabdi Maxamed Sabriye, Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib-u-Heshiisiinta.

Previous Post

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya oo Goor-dhow gaaray Garoowe

Next Post

Wasiirka Warfaafinta XFS oo maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Fanaanada Nagruuma iyo Luul Cali Xasan “SAWIRRO”

Next Post
Wasiirka Warfaafinta XFS oo maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Fanaanada Nagruuma iyo Luul Cali Xasan “SAWIRRO”

Wasiirka Warfaafinta XFS oo maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Fanaanada Nagruuma iyo Luul Cali Xasan "SAWIRRO"

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

October 3, 2026
0

Eedeysane Dable Booliska Nuur Ibraahim Sahal, ayaa lagu soo eedeyay dembiga ah dil kas ah oo uu u geeystay Marxuum...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Carabta ee Masar, Mudane...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS waxay si adag u cambaareyneysaa weerarka lagu qaaday xarun koronto...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In