Wednesday, July 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirada Cusub ee Galmudug oo bilaabay in ay xilalkooda la wareegaan +Sawirro

Ali Abdirahman by Ali Abdirahman
6 years ago
in Wararka
0
Wasiirada Cusub ee Galmudug oo bilaabay in ay xilalkooda la wareegaan +Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Qaar kamid ah Wasiirada Cusub ee Galmudug ayaa maanta bilaabay la wareegida Xilalka loo Magacaabay, iyadoona ay ku wareejinayaa Wasiiradii hore waxaana Goobjoog ka noqanaya Madaxda Sare ee Galmudug sida Madaxwayne ku-xigeenka Galmudug.

Wasiiru dowladaha cusub ee wasaaradda Maaliyadda C/raxiin Xasan C/laahi, ayaa xilka kala wareegay wasiirkii hore ee wasaaraddaas, maadaama wasiirka iyo ku xigeenkiisa ay maqanaayeen.

Related posts

Kaarka NIRA oo laga dhigayo shuruud safarrada gudaha Dalka

Kaarka NIRA oo laga dhigayo shuruud safarrada gudaha Dalka

June 30, 2026
Madaxweynaha JFS oo xarigga ka jaray xarunta cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha 

Madaxweynaha JFS oo xarigga ka jaray xarunta cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha 

June 30, 2026

Munaasabadda xil wareejinta waxaa ay ka dhacday xarunta wasaaradda Maaliyadda, madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo xafladda soo xirey ayaa kula dardaaramay in shaqada loo igmaday ka soo dhalaalaan.

Munaasabadda sidoo kale, waxaa joogay hanti-dhowraha Galmudug iyo qaar kamid ah howlwadeenada wasaaraddda Maaliyadda.

Previous Post

Sameynta COVID-19 Xuddur iyo xilliga Ciida +Sawirro

Next Post

Ciidanka Xoogga oo howlgal ku dilay horjooge Iyo maleeshiyaad ka tirsanaa argagixisada

Next Post
Ciidanka Xoogga oo howlgal ku dilay horjooge  Iyo maleeshiyaad  ka tirsanaa argagixisada

Ciidanka Xoogga oo howlgal ku dilay horjooge Iyo maleeshiyaad ka tirsanaa argagixisada

Kaarka NIRA oo laga dhigayo shuruud safarrada gudaha Dalka

Kaarka NIRA oo laga dhigayo shuruud safarrada gudaha Dalka

June 30, 2026
0

Hay’adda Aqoonsiga Qaranka (NIRA), oo kaashanaysa Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan wadatashi iyo wacyigelin...

Madaxweynaha JFS oo xarigga ka jaray xarunta cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha 

Madaxweynaha JFS oo xarigga ka jaray xarunta cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha 

June 30, 2026
0

Muqdisho, Juun 30, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jaray xarunta cusub ee...

Wasiir Cali Xoosh “34 sano kadib dib ayaan gacanteena kusoo celinay Wasaaradda”. 

Wasiir Cali Xoosh “34 sano kadib dib ayaan gacanteena kusoo celinay Wasaaradda”. 

June 30, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, mudane Cali Xoosh, ayaa ka hadlay munaasabadda xarig-jarka xarunta dhexe ee Wasaaradda oo ku...

Taliyaha Hay’adda NISA oo Balanballe ka dhagax dhigay saldhig cusub oo Hay’adda ah

Taliyaha Hay’adda NISA oo Balanballe ka dhagax dhigay saldhig cusub oo Hay’adda ah

June 30, 2026
0

Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA, Mudane Mahad Maxamed Salaad, ayaa magaalada Balanballe ee gobolka Galgaduud ka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In