Thursday, October 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka amniga gudaha oo tababar u furay askar ka tirsan ciidanka booliiska+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Wasiirka amniga gudaha oo tababar u furay askar ka tirsan ciidanka booliiska+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Askar ka tirsan ciidanka booliiska Soomaaliyeed ayaa maanta tababar sare loogu qaadayo aqoontooda looga furay dugsiga Jeneraal Kaahiye ee magaalada Muqdisho.

Tababarkan oo ay si wadajir ah usoo qaban qaabiyeen wasaaradda amniga iyo taliska ciidanka booliiska Soomaaliyeed ayaa maanta loo furay 130 askari oo ka tirsaan ciidanka Booliiska, kuwasoo ka howlgelidoona gobollada dalka gaar ahaan deegaannada laga xoreeyay maleeshiyaadka Shabaab.

Related posts

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026

Furitaankii tababarka waxaa goob joog ka ahaa wasiirka amniga gudaha, taliyaha ciidanka booliiska, taliyaha ciidnka asluubta, taliyaha booliiska ee ciidamada AMISOM iyo saraakiil kale oo ka tirsan ciidanka booliiska Soomaaliyeed.

Taliyaha ciidanka booliiska Soomaaliya Jeneraal Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa sheegay in uu ku dadaali doono tayeynta ciidanka, islamarkaana sare loo qaadi doono aqoonta ciidanka booliiska Soomaaliyeed.

Wasiirka amniga gudaha C/risaaq Cumar  ayaa ka hadlay muhiimadda uu leeyahay tababarkan, wuxuuna hoosta ka xariiqay in tababarrada noocan oo kale ah ay wax weyn ka tarayaan sugidda amniga dalka.

BH0A0521 BH0A0524 BH0A0552 BH0A0553 BH0A0555 BH0A0563 BH0A0567 BH0A0571 BH0A0590 BH0A0602 BH0A0626 BH0A0657 BH0A0662 BH0A0674 BH0A0730 BH0A0741 BH0A0749 BH0A0765 BH0A0770

Previous Post

Tababar loo furay mudanayaal ka tirsan Baarlamanka Galmudug

Next Post

Aqoon isweydaarsi loo furay macalimiinta jaamacadda Soomaaliya+Sawirro

Next Post
Aqoon isweydaarsi loo furay macalimiinta jaamacadda Soomaaliya+Sawirro

Aqoon isweydaarsi loo furay macalimiinta jaamacadda Soomaaliya+Sawirro

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

Madaxweynaha JFS oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirada cusub ee Turkiga & Midowga Yurub

Madaxweynaha JFS oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirada cusub ee Turkiga & Midowga Yurub

October 1, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa qasriga Madaxtooyada Qaranka warqadaha aqoonsiga safiirnimo kaga guddoomay Danjireyaasha cusub ee...

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

September 30, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta qaabilay Safiirka cusub ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In