Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Amniga iyo taliyeyaasha ciidamada oo si wada jir ah u soo saaray amaro horleh oo xagga Nabadgelyada

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Amniga iyo taliyeyaasha ciidamada oo si wada jir ah u soo saaray amaro horleh oo xagga Nabadgelyada
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasirka Amniga gudaha ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya  Maxamed Abuukar Islow Ducaale iyo Taliyeyaasha Ciidamada Xoogga Dalka, Nabad sugida, Booliska Soomaaliya  oo shir jaraaid u qabtay  Warbaahinta ayaa shacabka Soomaaliyeed u soo bandhigay  in si wanaagsan uu u socda howgalka xaslinta iyo qorshaha  Muqdisho looga aruurunayo hubka sharci daradda in lagu dhexsito.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Taliyaha Ciidanka NISA Cabdullahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa sheegay in qorshaha xaslinta caasimaddu uu hada yahay bilow ah uu u socda si wanaagsan.

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Axmed Maxamed Jimcaale ayaa  dhiinaciisa  amray in maglaada Muqdisho aan lagu  arki karin ciidamo wato dareska iyo gadiiidka Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya.

Mudane Cabduullahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa   cadeeyey in  qorshaha xasilinta caasimudu uusan ahayn mid loogu dan leeyahay koox ama qabiil gaar ah balse uu yahay  mid Muqdisho looga sifaynayo  Al-Shabaab  iyo cid kasto oo hub ku dhex sidata.

Jeneraal Cabdixakiin Daahir Saciid Saacid Taliyaha Ciidanka booliska Soomaaliyeed  ayaa  tilmaamay in   mas’uuliyiinta dowladda loo samayn doono ciidamo gaar ah,  lana furi doono xarun lagu diiwaan geliyo ciidankaasi.

Wasiirka Amniga gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Abukar Islow  Ducaale  ayaa  tilmaamay in qorsha  xasilinta Muqdisho uu yahay go’aan ka so baxay Golaha fulinta Jamhuriyadda Soomaaliya, loogana golleeyhahay in Muqdisho noqoto magaalo Nabad ah.

Magaalada  Muqdisho ayaa waxa inta badan ka dhaqan galay qorshaha xasilinta amniga, taas oo hadii aad marto waddooyinka  uu kuu muuqanayo muqaal wanaagsan oo ka turjumaya  magaalo Nabad ah,  isla markaana aysan indhahaagu qabanayn gawaarida dagaalka iyo Ciidmaadii hubeysnaa ee wadooyinka mari jiray.

Previous Post

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Next Post

DAAWO SAWIRRADA: Tartamayaasha Degmada Baydhabo oo caawa u soo gudbay wareegga labaad ee tartanka

Next Post
DAAWO SAWIRRADA: Tartamayaasha Degmada Baydhabo oo caawa u soo gudbay wareegga labaad ee tartanka

DAAWO SAWIRRADA: Tartamayaasha Degmada Baydhabo oo caawa u soo gudbay wareegga labaad ee tartanka

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In