Wednesday, October 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Amniga oo Kormeeray Qeybo Ka mid ah Xarumaha Ciidamada ee Magaalada Muqdisho “SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Amniga oo Kormeeray Qeybo Ka mid ah Xarumaha Ciidamada  ee Magaalada Muqdisho “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kormeerkan oo uu Wasiirka Amniga Dowladda Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Islow Ducaale ku kala Bixiyey Qaarka Mid Saldhigyadda Dagmooyinka Gobolka Banaadir iyo Kontarooladda Haโ€™yaddaha Amnigu ay ku leeyihiin Wadooyinka Xamar laga soo galo ee Xeradda Maslax oo lagu baaro gaadiidka kuso safra waddada dheer ee isku xirta Gobolka Banaadir iyo Shabeeladda dhexe iyo kontoroolka Ceelasha Biyaha oo asna lagu kontaroolo gadiidka ka yimaada Gobolka shabeeladda hoose sidoo kalana wasiirku waxa uu kormeerkan ku tagey Xaafadda Daaruโ€™salaam oo Muqdisho dhanka koonfureed uga beegan 10-km

Socdaalkan oo uu wasirka Amniga Mudane Maxamed Abuukar Islow Ducaale ku ogaanayey sidda Ciidamaddu Amniga Magaaladda Muqdisho Gaarka uga hayaan ayaa kontarooladii uu socdaalka ku tagey ku xog wareysanaayey Nolosha Ciidamadda iyo Sida ay u hubiyaan Dadka iyo gaadiidkaย  kontaroolada ay joogaan soo mara.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

October 12, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026

Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Islow Ducaale ayaa intii Kormeerkiisa howleed oo uu bilaabey 1-dii saqda dhexe ee xaley uu ku guda jirey ayaa sidoo kale booqday Saldhigyadda Ciidamadda Booliska ay ku leeyihiin Degmooyinka kala Ah Yaaqshiid.Hodan.Hoolwadaag.Dherkinley.Wadajir.iyo Saldhin ku yaala Bartamaha Suuqa Bakaaraha oo ay Ciidamadu ugu kuurgalayaan Nabad-galyadda Ganacsiga Suuqaas.waxa uuna Wasiirku Talisyadda Degmooyinka uu kormeerey ka dhageysanaayey Howlaha Shacabka ay u hayaan iyo waxyaabaha ka dhiman dhameystirka shaqooyinkooda.

Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Amniga Maxamed Abuukar Islow Ducaaleย  ayaa Munaasabadi Xilka uu kula wareegayey oo dhacday Maalin ka horย  ka sheegey in uu la imaanayo Qorshe cusub ooย  wax looga qabanayo Amniga guud ee dalka iyo kan Magaalada ย Muqdisho.

Previous Post

Sawiro:Faahfaahin Dheeri ah oo ku saabsan Qarixii Maanta Ka dhacay Magaalada Muqdisho.

Next Post

Mudanayaasha Aqalka sare oo ka dooday xeer hoosaadka ay ku shaqeynayaan “SAWIRRO”

Next Post
Mudanayaasha Aqalka sare oo ka dooday xeer hoosaadka ay ku shaqeynayaan “SAWIRRO”

Mudanayaasha Aqalka sare oo ka dooday xeer hoosaadka ay ku shaqeynayaan "SAWIRRO"

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

October 12, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...

Hayโ€™adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hayโ€™adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In