Thursday, February 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Amniga Puntland oo kormeer ku tagay Garoonka Cusub ee Magaalada Garoowe.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Dhageysiga Khudbadaha Xubanaha Aqalka Sare ee Puntland oo maanta bilaawday
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Amniga Puntland Cabdi xirsi Cali qarjab ,Agaasimaah Hya’ada Socdaalka iyo Jinsiyadaha Puntland ,Guddoomiyaha Gobalka Nugaal iyo Maareeyaha Garoonka Diyaaradaha Garoowe ayaa kormer iyo u kuurgalid ku sameeyay halka uu marayo dhismaah Garoonka iyo baahiyaha dhanka qalabka socdaalka ah ee Garoonku u baahan yahay sida uu sheegayo Agasimaha Hay’ada Socdaalka iyo Jinsiyada Puntland Maxamed Faarax Ashkir.

Guddoomiyaha Gobalka Nugaal Cumar C/laahi Farwayne waxa uu sheagay in kormeerkoodu ahaa sidii loo dhammaystiri lahaa baahiyaha garoonka ee dhanka socdaalka siina raaciyay in garoowe yeelanayso Garoon calami ah oo soomali kawada dhaxeya kuna baaqay maalgashi.

Related posts

Dr. Khadar Xaaji Daahir oo ka warbixiyay Heshiis lala galay Shirkadaha qaadaya Xujayda Soomaaliyeed

Dr. Khadar Xaaji Daahir oo ka warbixiyay Heshiis lala galay Shirkadaha qaadaya Xujayda Soomaaliyeed

February 19, 2026
Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 19, 2026

Wasiirka amniga Puntland C/xirsi Cali Qarjab ayaa xusay in wadanku yeeshay Garooma iyo jidad kala duwan oo qayb ka ah kaabayaasha dhaqaale ee dalka kuna baaqay in laga wada shaqeeyo nabadgalyada iyo Horumarka dalka.

Bilaha soosocda waxaa lagu wada in la dhammaystiro dhismaha Garoonka diyaaradaha Garoowe oo socday mudo sanad kor u dhaafaysa.

Previous Post

Allaha U Naxariistee Wasiirkii Howlaha Guud Oo Goor Dhow Muqdisho Lagu Dilay

Next Post

Madaxda Qaranka oo ka tacsiyeysay geeridii Cabaas Siraaji, Wasiirkii Howlaha Guud

Next Post

Madaxda Qaranka oo ka tacsiyeysay geeridii Cabaas Siraaji, Wasiirkii Howlaha Guud

Dr. Khadar Xaaji Daahir oo ka warbixiyay Heshiis lala galay Shirkadaha qaadaya Xujayda Soomaaliyeed

Dr. Khadar Xaaji Daahir oo ka warbixiyay Heshiis lala galay Shirkadaha qaadaya Xujayda Soomaaliyeed

February 19, 2026
0

Madaxa xafiiska arrimaha Xajka ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka XFS, Dr. Khadar Xaaji Daahir, ayaa ka warbixiyay heshiis cusub...

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 19, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Warfaafinta oo si rasmi ah u furay tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan ee Warbaahinta Qaranka

Wasiirka Warfaafinta oo si rasmi ah u furay tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan ee Warbaahinta Qaranka

February 18, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa si rasmi ah caawa u daah-furay tartan...

Senator Xasan Kobac oo deeq raashin ah gaarsiiyay qoysas danyar ah

Senator Xasan Kobac oo deeq raashin ah gaarsiiyay qoysas danyar ah

February 18, 2026
0

Senator Xasan Iidow Muxumed Kobac ayaa deeq raashiin afur ah u qeybiyay qoysas danyar ah oo ku nool Gobolka Banaadir,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In