Friday, August 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Amniga Soomaaliya oo la kulmay Wasiirka arrimaha gudaha ee dalka Suudaan

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Amniga Soomaaliya oo la kulmay Wasiirka arrimaha gudaha ee dalka Suudaan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Abuukar Islow Ducaale ayaa kulanmuhim ah la qaatay Wasiirka Wasaradda arrimaha Gudaha iyo Amniga  ee dalka Suudaan Sareeya Gaas Aldareefi Idriis Dafcala.

Kulan-ka labada Wasiir ayaa waxa goob-joog ka ahaa danjiraha safaradda Soomaaliya ee Suudaan Danjire Maxamed Sheekh Isxaaq iyo Madaxa-ganacsiga ee safarada Yusuf Jeego iyo saraakiil sar sare oo ka tirsan Wasaradda arrimaha Gudaha ee dalka Suudaan.

Related posts

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026

Labada Wasiir waxa ay ka wada hadleen xiririrka soo jireenka ah ee u dhexeeya labada dowladood, waxaana diiradda lagu saaray isu socod-ka iyo  sharciga deganaanshaha ee labada dowladoodba, isagoo ka dalbaday Wasiirka Wasaradda arrimaha Gudaha in shacabka ku nool dalka Suudaan loo fududeeyo deganaanshaha dalkan.

Waxa sidoo kale laga wada hadlay in la xoojiyo xirirka labada dowladood, iyadoo si buuxda la isaga kaashanayo dhamaan laamaha amniga

Gebabadii kulanka labada Wasiir ayaa ku soo dhamaday jawi is afgarad xambaarsan, lagana filanayo natiijooyin wax ku ool ah oo faa’iido u leh labada shacab ee walaalaha ah Soomaaliya iyo Suudaan.

Previous Post

Duqa Muqdisho oo xariga ka jaray Maktabad Eng. Yariisow lagu maamusay +Sawirro

Next Post

Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle oo howlo shaqo u tegay Balcad

Next Post
Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle oo howlo shaqo u tegay Balcad

Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle oo howlo shaqo u tegay Balcad

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay xubno ka...

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026
0

Golaha Wasiirrada XFS ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyey in Mudane Cabdulqaadir Cali Macallin Cabdullaahi uu noqdo xubin Guddiga Madaxa-bannaan ee...

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

August 27, 2026
0

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

August 27, 2026
0

Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In