Monday, October 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka arimaha gudaha oo lagu soo dhaweeyay Cadaado-Sawirro

caqiil by caqiil
11 years ago
in Wararka
0
Wasiirka arimaha gudaha oo lagu soo dhaweeyay Cadaado-Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wefdiga wasiirka arrimaha gudaha iyo Federaalka xukuumadda Soomaaliya mudane C/raxmaan Maxamed Xuseen “Odawaa” ayaa waxaa qayb ka ahaa xildhibaano ka tirsan Baarlamanka, waxaana garoonka diyaaradaha Cadaado ku soo dhaweeyay mas’uuliyiin kala duwan.

Wasiirka arrimaha gudaha ayaa munaasbad soo dhawayn ah loogu sameeyay Cadaado, taas oo ay ka qayb galeen ergada shirwaynaha, gudiga farsamada,  wasiir dawlada madaxtooyada mudane Mahad Salaad, mas’uuliyiin ka tirsan Ximan iyo Xeeb,  iyo marti sharaf kale.

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026

Xaliimo Ismaaciil Ibraahim gudoomiyaha gudiga farsamada ayaa ugu horayn ka hadashay munaasabadaas, iyadoo sheegtay in hawlo badan u qabsoomeen gudiga, inta hartayna ay rajeynayaan in si hufan ay u qabtaan.

Madaxwaynaha Ximan iyo Xeeb C/llahi Cali Maxamed “Baarleex” ayaa isna sheegay in ka maamul ahaan ay xil wayn iska saarayaan amniga deegaanka iyo sidii shirkan ku guulaysan lahaa.

Wasiirka arrimaha gudaha iyo Federaalka mudane C/raxmaan Maxamed Xuseen “Odawaa” ayaa sheegay in socdaalkiisu la xiriiro fududaynta howlaha Ergada iyo xulista xubnaha Baarlamanka maamulkan uu yeelanayo.

DSC04879 DSC04888  DSC04891 DSC04893 DSC04895 DSC04896 DSC04902 DSC04908 DSC04910 DSC04911 DSC04918

W/D: Maxamuud Cabdi Diirshe-Cadaado

Previous Post

Kulan looga doodayay sharciga iibka qaranka oo la soo gebagebeeyay-Sawirro

Next Post

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In