Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Shiinaha oo booqanaya Kuuriyada Waqooyi

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Shiinaha oo booqanaya Kuuriyada Waqooyi
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Shiinaha Wang Yi ayaa booqan doona Kuuriyada Waqooyi toddobaadkan, ka dib markii ay wadahadal taariikhi ah galeen Kuuriyada Koonfureed iyo Kuuriyada Waqooyi Jimcihii.

Safarkan ayaa imaanaya iyadoo ay sare u sii kacayso dhaqdhaqaaqyada dublamaasiyadeed, wixii ka dambeeyay maalinkii taarikhiga ah ee gacanka.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Shiinaha ayaa ah dalka kali ah ee iskaashi dhanka ganacsiga ah la leh Kuuriyada Waqooyi, laakiin booqashadan ayaa noqon doonta midii ugu heer sarraysay muddo sannado ah.

Hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong-un ayaa la filayaa in uu la kulmo madaxweynaha Maraykanka Donald Trump toddobaadyada soo socda.

Kuuriyada Koonfureed ayaa horay u la hadashay madaxweynaha Maraykanka iyo kan Japan.

Dawladda Shiinaha ayaa sheegtay in booqashada Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Arbacada iyo Khamiista ay ku tumid casuumaad uu ka helay Kuuriyada Waqooyi.

Bishii Maarso ayuu Kim booqasho layaableh ku tagay magaalada Beijing ee dalka Shiinaha si uu ula kulmo madaxweyne Xi Jinping, kaas oo ahayd booqashadiisii koobad ee dalka dibaddiisa ah tan iyo markii uu xilka la wareegay, taas oo hoosta ka xariiqday ahmiyadda uu xiriirka Shiinuhu u leeyahay Kuuriyada Waqooyi.

Xigaasho BBC

Previous Post

Benadir Governor Appeals for Urgent Help to Assist The Victims of River Shabelle Flooding

Next Post

Xuska 1da May oo ku soo beegmay dib-u habaynta Shaqaalaha dowladda

Next Post
Xuska 1da May oo ku soo beegmay dib-u habaynta Shaqaalaha dowladda

Xuska 1da May oo ku soo beegmay dib-u habaynta Shaqaalaha dowladda

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In