Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Jabuuti kula kulmay Madaxweynaha Dalkaas

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Wasiir Hadliye Cumar” Saamayn mayeelan doonaan weerarada Shabaab ay  geysanayaan”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Mudane Cabdisalaan  Hadliye Cumar ayaa dalka Jabuuti kula kulmay Madaxweynaha dalkaas Ismaaciil Cumar Geelle iyagoo ka wada hadlay Arrimaha Soomaaliya iyo sidii loo xoojin lahaa  iskaashiga u  dhexeeya Soomaaliya iyo Jabuuti.

Kulanka oo ka dhacay Xarunta Madaxtooyada Jabuuti waxaa looga hadlay Xaaladda guud ee Soomaaliya gaar ahaan Arrimaha Ammanka iyo siyasadda,  Wasiir hadliye ayaa Madaxweynaha uga Warbixiyay Xaaladda dalka iyo sid a ay wax u socdaan.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Madaxweynaha jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle  ayaa ammaanay  Horumarka ay samaysay Dowladda Federalka  isagoo Ku Bogaadiyay Howlahaasi sida ay u socoto madaxda Qaranka kuna dhiiri geliyay in Howshaas la sii wado.

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiiri gelinta Maalgashiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdisalaan Hadliye Cumar ayaa kulankaasi kaddib la kulmay Dhiggiisa Arrimaha Dibadda ee dalka jabuuti iyagoo ka wada hadlay Horumarinta Cilaaqaadka Labada Wasaaradood iyadoo laysku raacay sidii loo sii horumarin lahaa xiriirkaasi soo jireenka ah.

Previous Post

Taliska Boliiska oo Sheegay inla dar-dar galin doono Awoodda Ciidanka Boliiska

Next Post

Madaxweynaha Jabuuti oo Cambaareeyay Weerarkii shalay Kooxda shabaab ay ka Geysteen Magaalada Muqdisho

Next Post
Madaxweynaha Jabuuti oo Cambaareeyay Weerarkii shalay Kooxda shabaab ay ka Geysteen Magaalada Muqdisho

Madaxweynaha Jabuuti oo Cambaareeyay Weerarkii shalay Kooxda shabaab ay ka Geysteen Magaalada Muqdisho

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In