Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Kuwait

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Kuwait
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirri gelinta Maalgashiga  Xukuumadda Soomaaliya Cabdisalan  Cumar Hadliye iyo  Wafdi uu hoggaaminayo ayaa la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Kuwait iyagoo kala hadlay Arrimo ay ka mid yihiin hanaanka ay u shaqeeyaan shaqaalaha jaaliyadda iyo doorka ay ku leeyihiin wax u qabashada Soomaalida ku nool Waddankaas.

Danjiraha Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kuwait Cabduqaadir Amniin ayaa warbixin ka siiyay Wafdiga Wasiirka  xaaladda ay ku shaqeyso safaaradda isagoo sheegay in si dar-dar leh ay ku shaqeeyaan Howlwadeennada Safaaradda.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Dhanka kale Wasiir Cabdisalaan Hadliye Cumar ayaa la kulmay Guddiga Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Kuwait oo uu warbixin kaga dhageystay Guddoomiyaha Jaaliyadda Soomaaliya ee Kuwait Mr.Axmed Maxamed Axmed (Khumeyni).

Ugu Dambeyntii Wasiirka iyo Wafdigiisa ayaa ka qeyb galay kulan ballaaran oo lagu weydiinayay Xaaladda wadanka halka uu marayo kaas oo ay soo qaban qaabiyeen Mas’uuliyiinta safaaradda Soomaaliya ee Kuwait.

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirri gelinta Maalgashiga Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Hadliye iyo Wafdigiisa ayaa ka soo Amba baxay Waddanka Kuwait kaddib markii ay soo dhameysteen Howlihii shaqo ay u joogeen Waddankaas.

Previous Post

Beydhabo: Wajigii labaad ee shirka Dastuurka looga hadlayo oo socda

Next Post

Shir weyn oo looga hadli doono Xoojinta Xiriirka ganacsiga Soomaaliya iyo Talyaaniga oo Goor dhow ka furmi doona Talyaaniga

Next Post
Shir weyn oo looga hadli doono Xoojinta Xiriirka ganacsiga Soomaaliya iyo Talyaaniga oo Goor dhow ka furmi doona Talyaaniga

Shir weyn oo looga hadli doono Xoojinta Xiriirka ganacsiga Soomaaliya iyo Talyaaniga oo Goor dhow ka furmi doona Talyaaniga

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In