Tuesday, February 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka arrimaha gudaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya oo shaagey in dhawaan ay bilaaban doonto soo xulista Baarlamanka  labaad ee KGS.

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Wasiirka arrimaha gudaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya oo shaagey in dhawaan ay bilaaban doonto soo xulista Baarlamanka  labaad ee KGS.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo dib uheshiisiyiinta Dowladda Fedaraalka Soomaaliya  oo Howlo shaqo ujoogey Baydhabo ayaa Maanta dib ugu laabtey Magaalada Muqdisho, wuxuna garoonka Diyaaradaha Baydhabo ka sii sagootiyay Guddomiyaha Baarlamanka KGS Mudane Abdulkadir Shariif Sheekhuna Maye ,wasiiro ,Xildhibaano ,iyo Mas’uliyiin kale,
Ujeedada Baydhabo maal mahan ujeegey  ayaa eheed sii wada tashi ula sameyn lahaa Madaxweynaha KGS , Mudane C/Casiis Xasan Maxamed Lafta-gareen iyo Guddomiyaha Baarlamanka KGS  ,oo kala hadleyay sidii loo soo xuli lahaa  Xildhibaano  ka Shaqeya horumarka iyo dowladnimada KGS.

Abdulkadir Shariif Sheekhuna Maye  Guddomiyaha Gollaha wakiilada KGS ,oo ugu horeen warbaahinta kula hadley qeybta nasashada garoonka diyaaradaha Baydhabo ayaa sheegay in wasiirka sacadihii uu joogey  Madaxweynaha  iyo Guddoonka Baarlamanka KGS  ay ka wadaha hadleyn sidii  loo soo xuli lahaa Baarlamanka labaad ee dowlad Goboleedka KGS.

Related posts

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 23, 2026
Somalia Congratulates Brunei on National Day

Soomaaliya oo u hambalyeeysay Maalinta Qaranka Brunei

February 23, 2026

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo dib uheshiisiyiinta Dowladda Fedaraalka Soomaaliya  Dr.Abdi Mohamed Sabriye.  Ayaa sheegay in maal mahan Baydhabo ujoogey sidii hogaanka KGS uu kala hadlayay Soo xulistaXildhibaanada iyo doorashada gudoonka Baarlamanka kgs  in si wanaagsan ay udhacaan.

Previous Post

Taliyaha Guutada 7aad qeybta 60aad ee CXD oo si rasmi ah xilka ula wareegay “SAWIRRO”

Next Post

Raiisul Wasaare Kuxigeenka Xukuumadda oo la kulmay Guddiga Gurmadka Gobolka Sool+sawirro

Next Post
Raiisul Wasaare Kuxigeenka Xukuumadda oo la kulmay Guddiga Gurmadka Gobolka Sool+sawirro

Raiisul Wasaare Kuxigeenka Xukuumadda oo la kulmay Guddiga Gurmadka Gobolka Sool+sawirro

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 23, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Somalia Congratulates Brunei on National Day

Soomaaliya oo u hambalyeeysay Maalinta Qaranka Brunei

February 23, 2026
0

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay hambalyo diirran u diraysaa Boqor Hassanal Bolkiah, Dowladda iyo shacabka Brunei Darussalam munaasabadda Maalintooda Qaranka. Soomaaliya...

Somalia Congratulates Brunei on National Day

Somalia Congratulates Brunei on National Day

February 23, 2026
0

The Federal Republic of Somalia extends its warmest congratulations to His Majesty Sultan Haji Hassanal Bolkiah, the Government, and the...

Adeegyada dad-dhigista iyo Tirakoobka Xaaladaha Madaniga ah oo laga wada hadlay

Adeegyada dad-dhigista iyo Tirakoobka Xaaladaha Madaniga ah oo laga wada hadlay

February 23, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Cabdiqaadir Cilmi ayaa guddoomiyay kulan la xiriira arrimaha adeegyada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In