Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo maanta furay shir looga hadlayo hindise sharciyeedka jinsiyadda Soomaaliya+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Arrimaha Gudaha oo maanta furay shir looga hadlayo hindise sharciyeedka jinsiyadda Soomaaliya+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Arimaha Gudaha xukumada Fadareelka Soomaaliya Mudane Abdirahmaan Maxamed Xusein odowaa ayaa Maanta Magaalada Muqdisho ka furay Shir Socondoono Sadax Maalmood waxaana looga hadlidoonaa Hindise Sharciyeedka Qabya Qoraalka Jinsiyadda Soomaaliya Kaasoo ay ka qeyb galeen 200 ergo kala Socotay Dowlad Goboleedyada Dalka Ka jira iyo Marti sharaf kale.

Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa Wasiirka Arimaha Gudaha Fadareelka Soomaaliya ayaa Hoosta ka xariiqay Ahmiyada Shirka iyo Dib u eegista  lagu sameynnayo Sharcigaani iyo Mar xaladihii usoo Maray Sida Dastuurka 1960 Sharciga Jinsiyaddee 1962 Xeer Madaxweyne 1984 iyo Dastuurka ku kmg ah 2012’’’Sharcigaani waxa uu laf dhabar u yahay Hanaanka aan dooneyo waa in uu Dalka loo Gaarsiin lahaa Doorasho Toos ah Qof iyo Cod’’’Hagaajinta  Arimaha Amniga Dalka,Titakoobka  Dadka iyo Aqoonsiga Muwaadinka ‘’ayuu yiri Wasiir Odowaa

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026

Ergada Shirka ka qeyb galeyso ayaa laga sugayaa in ee soo jeediyaan iyo Talooyin ka bixiyaan wax ku oolka sharcigaan ku aadan dhmaeestitka hindisisharciyeedka ee kasoo baxa Shirka

Sidoo Kale Warsaxafadeedka Kasoo Baxay Xafiiska Wasiirka Arimaha Gudaha Xukumada Fadareelka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Wasaarada ee ka go antahay in sida ugu dhaqsiyaha badan ay u gudbiso Xeerkaan oo dhameestiran la horgeyndoono Golaha wasiirada Xukumada Fadareelka Soomaaliya sidoo kale loo Gudbindoono Golaha shacabka

Warsaxafadeedka kasoo Baxay Wasaarada Arimaha Gudaha Xukumada Fadareelka Soomaaliya ayaa lagu sheegay sidii loo dhameestiri  lahaa sharuucda kale ee loo Baahanyahay ,sida Fadarealeynta ,Doorashooyinka iyo Xeerarkaasi Aas Asiga u ah iyo Sidii Dalka loogu soo dabaalilahaa Xasilooni siyaasadeed Nabad iyo Horumar waarar ayaa lagu soo gaba gabeeyay Warsaxafadeedkii kasoo Baxay Xafiiska Wasiirka Arimaha Gudaha Xukumada fadareelka Soomaaliya.

DSCN1576 DSCN1644 DSCN1655 DSCN1656  DSCN1702 DSCN1754 DSCN1756

Previous Post

Wasaarrada Waxbarashada oo Shaacisay natiijadda Imtixaankii Dugisyada Sare e Heer Qaran

Next Post

Ganacsato Soomaali ah oo hantidooda lagu gubey koofur Afrika-Sawirro

Next Post
Ganacsato Soomaali ah oo hantidooda lagu gubey koofur Afrika-Sawirro

Ganacsato Soomaali ah oo hantidooda lagu gubey koofur Afrika-Sawirro

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In