Saturday, February 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiir Odawaa oo sheegay in la soo dhamaystiray dhismaha Maamul-goboleedyada+Dhageyso

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka, Wararka Raadiyahaa
0
Wasiir Odawaa oo sheegay in la soo dhamaystiray dhismaha Maamul-goboleedyada+Dhageyso
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefeshinka Qaranka SNTV ayaa looga hadlay dhismaha Maamul-goboleedyada iyo dadaallada ay arrintaasi ku bixisay Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo Federaalka Soomaaliya, iyadoo uu barnaamijka marti ku ahaa Wasiirka Arrimaha gudaha iyo Federaalka C/raxmaan Odawaa.

Wasiir Odawaa ayaa si faahfaahsan uga hadlay dadaalka ay Wasaaraddu u soo gashay hirgelinta nidaamka Federaalka Dalka, isagoo tilmaamay in arrintani ay fududeyn karto inay si fudud u hirgalaan Maamul Goboleedyada, islamarkaana ay fududaato qabsoomidda doorashooyinka ka dhacaya Dalka.

Related posts

Tartamayaasha Daarusalaam oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Daarusalaam oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 21, 2026
Hay’adda Qatar Charity oo Soomaaliya ka bilowday ololaha Ramadaan oo lagu caawinayo 36,000 qof.

Hay’adda Qatar Charity oo Soomaaliya ka bilowday ololaha Ramadaan oo lagu caawinayo 36,000 qof.

February 20, 2026

Wasiirka ayaa tilmaamay inay hadda soo dhamaystirmeen dhismaha Maamul-goboleedyada dalka, isagoo si gaar ah u soo qaatay kii ugu dambeeyay oo dhawaan laga hirgaliyay Magaalada jowhay ee Gobolka shabeellada dhexe, kaasoo lagu doortay Madaxweyne iyo ku xigeen iyo Guddoonka Barlamaanka uu yeelanayo Maamul Goboleedka hirshabeelle.

Wasiir Odowaa waxa uu si saraaxad leh uga jawaabay su’aalo ay soo weydiiyeen dhagaystayaasha iyo Daawadayaasha Radiyo Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV.

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2016/10/BAR-KULANKA-JIMCAHA21-10-2016-.mp3
Previous Post

Dhageyso: Barnaamij gaar ah oo ku saabsan xusuustii 21-ka Octobar

Next Post

Beesha caalamka oo si weyn u soo dhaweysay maamulka Hirshabeelle

Next Post
Beesha caalamka oo si weyn u soo dhaweysay maamulka Hirshabeelle

Beesha caalamka oo si weyn u soo dhaweysay maamulka Hirshabeelle

Tartamayaasha Daarusalaam oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Daarusalaam oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 21, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Hay’adda Qatar Charity oo Soomaaliya ka bilowday ololaha Ramadaan oo lagu caawinayo 36,000 qof.

Hay’adda Qatar Charity oo Soomaaliya ka bilowday ololaha Ramadaan oo lagu caawinayo 36,000 qof.

February 20, 2026
0

Hay’adda Qatar Charity, oo kaashanaysa Safaaradda Dowladda Qatar ee Soomaaliya, ayaa si rasmi ah u daahfurtay ololaha bisha barakeysan ee...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th February, 2026

February 20, 2026
0

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th February, 2026 1- President Hassan Sheikh Mohamud chaired a meeting between...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 20-ka February, 2026

February 20, 2026
0

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 20-ka February, 2026 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyay kulan dhexmarey...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In