Wednesday, April 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Warbaahinta kala hadlay xoojinta xiriirka dowladda iyo dadweynaha

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Warbaahinta kala hadlay xoojinta xiriirka dowladda iyo dadweynaha
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Cali Yuusuf Cali Xoosh ayaa xalay Caasumaad ballaaran u fidiyey Milkiileyaasha iyo Agaasimeyaasha kala duwan ee Warbaahinta, kuwaas oo isugu jira warbaahinta dowladda, kuwa madaxa banaan iyo caalamiga.

Kulanka ayaa waxaa sidoo kale goobjoog ka ahaa, Wasiir kuxigeenka Wasaaradda mudane Cabdikariin Ashkir , Agaasimaha guud ee Wasaarada mudane Caydaruus Macalin, Maareeyaha Hay’adda Aqoonsiga iyo Diinwaagelinta Qaranka( NIRA Somalia), mudane Cabdiweli Timacadde, Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka mudane Maxamuud Macallin Cabdulle iyo Guddoomiyaha Hay’adda qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka marwo Safiyo Maxamed Xasan.

Related posts

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

April 7, 2026
Wasiir Jaamac oo ku guuleystay  kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

Wasiir Jaamac oo ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

April 7, 2026

Ugu horayn Wasiir Cali Xoosh ayaa bogaadiyey Warbaahinta shaqada wanaagsan ay dadka u hayaan isaga oo sheegay “Waxaan bogaadinayaa Shaqada wanaagsan aad dadka u haysaan, Warbaahinta Madaxa Banaan in aan la kulano oo isbarano fursad wayn ayey ii tahey, madaama Wasaaradda Arrimaha Gudaha ay horyaalaan shaqooyin Qaranka muhiim u ah oo Wasaaraddu hoggaan u tahey”.

Mudane Cali Xoosh ayaa khudbadiisa waxaa uu uga hadlay howlaha hortabinta u leh Wasaaradda sida;

  1. Doorashooyinka,
  2. Federaaleynta,
  3. Dad-dhigista,
  4. Dhab u heshiisiin,
  5. Xasillinta.
  6. Diiwaangelinta Dadweynaha,
  7. Xalka waara iyo
  8. La tacaalista abaaraha kuwaas oo uu sheegay in ay warbaahinta kaalin Weyn ka qaadan karaan.

Ugu dambeyn, Wasiir Cali Xoosh ayaa xoojiyey sida ay uga go’an tahey in uu saaxiib dhow la noqdo Warbaahinta “Waxaa iga go’an in aan warbaahinta ka dhigto Saaxiib dhow, waan ogahey duruufaha aad kusoo shaqayseen waxaan rajayn in aad halkaas kasii wadaan”.

Previous Post

Wasaaradda Deegaanka XFS oo ku baaqday in laga fogaado hareeraha deegaannada ku dhow wabiyada

Next Post

Danjire Jabriil oo daah-furay xarun lagu tababarayo ganacsatada Soomaaliyeed

Next Post
Danjire Jabriil oo daah-furay xarun lagu tababarayo ganacsatada Soomaaliyeed

Danjire Jabriil oo daah-furay xarun lagu tababarayo ganacsatada Soomaaliyeed

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

April 7, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Hoggaamiyaha Ku meel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur...

Wasiir Jaamac oo ku guuleystay  kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

Wasiir Jaamac oo ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

April 7, 2026
0

Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac, ayaa ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204,...

Soomaaliya oo la wareegtay kursiga Golaha Nabadda ee Midowga Afrika

Soomaaliya oo la wareegtay kursiga Golaha Nabadda ee Midowga Afrika

April 7, 2026
0

Soomaaliya ayaa maanta, markii ugu horreysay taariikhda, la wareegtay kursiga Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika, tan iyo markii...

MADAXWEYNAHA XASAN SHEEKH OO QAABILAY GUDDOOMIYAHA MAAMULKA DEGMADA BAYDHABO

MADAXWEYNAHA XASAN SHEEKH OO QAABILAY GUDDOOMIYAHA MAAMULKA DEGMADA BAYDHABO

April 7, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qaabilay Guddoomiyaha Maamulka Degmada, ahna Duqa magaalada Baydhabo ee Xarunta Ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In