Tuesday, September 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Warbaahinta kala hadlay xoojinta xiriirka dowladda iyo dadweynaha

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Warbaahinta kala hadlay xoojinta xiriirka dowladda iyo dadweynaha
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Cali Yuusuf Cali Xoosh ayaa xalay Caasumaad ballaaran u fidiyey Milkiileyaasha iyo Agaasimeyaasha kala duwan ee Warbaahinta, kuwaas oo isugu jira warbaahinta dowladda, kuwa madaxa banaan iyo caalamiga.

Kulanka ayaa waxaa sidoo kale goobjoog ka ahaa, Wasiir kuxigeenka Wasaaradda mudane Cabdikariin Ashkir , Agaasimaha guud ee Wasaarada mudane Caydaruus Macalin, Maareeyaha Hayโ€™adda Aqoonsiga iyo Diinwaagelinta Qaranka( NIRA Somalia), mudane Cabdiweli Timacadde, Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka mudane Maxamuud Macallin Cabdulle iyo Guddoomiyaha Hayโ€™adda qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka marwo Safiyo Maxamed Xasan.

Related posts

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

September 28, 2026
๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ญ๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ž๐ฒ ๐ƒ๐ฎ๐Ÿ๐œ๐š๐๐๐ข๐ข ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐Š๐ฎ๐ฆ๐š๐š๐ง๐๐จ๐จ๐ฌ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ง๐š๐›ย 

Ugu horayn Wasiir Cali Xoosh ayaa bogaadiyey Warbaahinta shaqada wanaagsan ay dadka u hayaan isaga oo sheegay โ€œWaxaan bogaadinayaa Shaqada wanaagsan aad dadka u haysaan, Warbaahinta Madaxa Banaan in aan la kulano oo isbarano fursad wayn ayey ii tahey, madaama Wasaaradda Arrimaha Gudaha ay horyaalaan shaqooyin Qaranka muhiim u ah oo Wasaaraddu hoggaan u taheyโ€.

Mudane Cali Xoosh ayaa khudbadiisa waxaa uu uga hadlay howlaha hortabinta u leh Wasaaradda sida;

  1. Doorashooyinka,
  2. Federaaleynta,
  3. Dad-dhigista,
  4. Dhab u heshiisiin,
  5. Xasillinta.
  6. Diiwaangelinta Dadweynaha,
  7. Xalka waara iyo
  8. La tacaalista abaaraha kuwaas oo uu sheegay in ay warbaahinta kaalin Weyn ka qaadan karaan.

Ugu dambeyn, Wasiir Cali Xoosh ayaa xoojiyey sida ay uga goโ€™an tahey in uu saaxiib dhow la noqdo Warbaahinta โ€œWaxaa iga goโ€™an in aan warbaahinta ka dhigto Saaxiib dhow, waan ogahey duruufaha aad kusoo shaqayseen waxaan rajayn in aad halkaas kasii wadaanโ€.

Previous Post

Wasaaradda Deegaanka XFS oo ku baaqday in laga fogaado hareeraha deegaannada ku dhow wabiyada

Next Post

Danjire Jabriil oo daah-furay xarun lagu tababarayo ganacsatada Soomaaliyeed

Next Post
Danjire Jabriil oo daah-furay xarun lagu tababarayo ganacsatada Soomaaliyeed

Danjire Jabriil oo daah-furay xarun lagu tababarayo ganacsatada Soomaaliyeed

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

September 28, 2026
0

Magaalada Edmonton gobolka Alberta ee dalka Canada ayaa waxaa lagu qabtay munaasabad aad u ballaaran oo ay kasoo qeybgaleen Aqoonyahanno...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ญ๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ž๐ฒ ๐ƒ๐ฎ๐Ÿ๐œ๐š๐๐๐ข๐ข ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐Š๐ฎ๐ฆ๐š๐š๐ง๐๐จ๐จ๐ฌ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ง๐š๐›ย 

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ญ๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ž๐ฒ ๐ƒ๐ฎ๐Ÿ๐œ๐š๐๐๐ข๐ข ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐Š๐ฎ๐ฆ๐š๐š๐ง๐๐จ๐จ๐ฌ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ง๐š๐›ย 

September 28, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Dugsiga Tababarka Shahiid G/le Xasan Tuure tababar ugu soo...

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

September 28, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Hayโ€™adda kulan kula qaatay Taliyaha Ciidanka...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

September 28, 2026
0

Waxaa Degmada Guriceel ka qabsoomay kulan iyo olole ballaaran oo lagu taageerayey musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran ee u taagan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In