Saturday, April 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Arrimaha Guddaha Galmudug oo tababar muhiima daah-furay

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Arrimaha Guddaha Galmudug oo tababar muhiima daah-furay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federalka iyo Dib-U-Heshiisiinta Galmudug Mudane Cabdi Maxamed Jaamac (Cabdi waayeel) ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb Tababar uga furay Ergada Dooran-doonta Golaha deegaanka Degmada Dhuusomareeb ee Caasimada Galmudug.

Wasiirka ayaa ergada kula dardaarmay inay gutaan Waajibkooda, ayna Xubno bulshada deegaanka matalikara ay soo doortaan si ay usii ambaqaadaan Howlaha Hormarineed ee Kasocda Caasimada.

Related posts

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Turkiga

April 4, 2026
Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ku wareejisay Maamulka Isbitaalka Benaadir

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ku wareejisay Maamulka Isbitaalka Benaadir

April 4, 2026

Howlaha dhismaha Golaha Deegaanka Degmada Dhuusomareeb ayaa Maraya heer geban-gabo ah, iyadoo Caasimadu ay Noqondoonto Degmadii Afaraad ee Galmudug ah oo yeelata Gole Deegaan, sida uu furitaanka tababarka ka sheegey Cumar guure Agaasimaha guud ee wasaaradda arrimaha gudaha Galmudug.

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federalka iyo Dib-U-Heshiisiinta Galmudug Mudane Cabdi Maxamed Jaamac (Cabdi waayeel) ayaa sheegey in todobaadyo gudohood lagu dhisayo goleyaasha deegaan ee Dhuusamareeb, Guriceel iyo Caabudwaaq oo ay howsha kawada bilaabaan gudiyadii shaqadaasi qaban lahaa.

Previous Post

Deni oo magacaabay maxkamadda sare iyo taliyaha ciidanka booliiska Puntland

Next Post

Madaxweynaha JFS Oo Magacaabay Lataliyaha Saree Ee Arrimaha Dimuqraadiyeynta iyo Dowlad-Wanaagga

Next Post
Madaxweynaha JFS Oo Magacaabay Lataliyaha Saree Ee Arrimaha Dimuqraadiyeynta iyo Dowlad-Wanaagga

Madaxweynaha JFS Oo Magacaabay Lataliyaha Saree Ee Arrimaha Dimuqraadiyeynta iyo Dowlad-Wanaagga

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Turkiga

April 4, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Jeneraal Sahal Cabdullaahi Cumar ayaa kulan muhiim ah la-qaatay dhiggiisa, Taliyaha Ciidanka Dhulka ee...

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ku wareejisay Maamulka Isbitaalka Benaadir

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ku wareejisay Maamulka Isbitaalka Benaadir

April 4, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashaneysa shirkadda Somali Fuel Company (SFC), ayaa maanta deeq raashin ah ku wareejisay...

Xarunta Shaybaarka Biyaha ee Gobolka Banaadir oo la daahfuray

Xarunta Shaybaarka Biyaha ee Gobolka Banaadir oo la daahfuray

April 4, 2026
0

Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Maamulka Gobolka Banaadir, Mudane Ciise Maxamuud Guure ayaa ka qaybgalay munaasababad lagu daahfurayay Xarunta Shaybaarka...

Taliyaha Ciidanka Asluubta oo Baydhabo kula kulmay Odoyaasha dhaqanka

Taliyaha Ciidanka Asluubta oo Baydhabo kula kulmay Odoyaasha dhaqanka

April 4, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sareeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa kulan la-qaatay odayaasha dhaqanka kuwaas oo uu kala kulmay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In