Monday, March 9, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Beeraha DFS oo Muqdisho ka furay shir looga hadlayo sharciga Beeraha

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Beeraha DFS oo Muqdisho ka furay shir looga hadlayo sharciga Beeraha
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

 Waxaa ka qeyb galay Shirkan oo ay soo agaasintay Wasaaradda Beeraha iyo Arrimaha Abuurka Qubaro dhanka Beeraha, Xubno matalaya Maamul Goboleedyada Dalka iyo marti Sharaf kale.

Waxaa looga hadlayey dhowr arrimood oo ay kamid tahay sida loo sameyn karo Sharciga Beeraha ee Soomaaliya iyo qaabka looga faa’iideysan karo wax soo saarka Beeraha.

Related posts

Dekedda weyn ee Muqdisho oo ku biirtay Ururka Caalamiga ah ee Dekadaha IAPH

Dekedda weyn ee Muqdisho oo ku biirtay Ururka Caalamiga ah ee Dekadaha IAPH

March 9, 2026
Soomaaliya oo garab-istaag u muujiysay Azerbaijan

Soomaaliya oo garab-istaag u muujiysay Azerbaijan

March 9, 2026

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Beeraha Xaamud Cali Xasan ayaa sheegay in Sharcigan Faa’iidooyin badan Soomaaliya u leeyahay hadii la sameeyana Muhiimad gaar ah siinayaan.

“Waxaa meesha ka baxay shaciyo badan oo dalka muhiim u ahaa markii Dowladii dhexe meesha ka baxday, hadda waxaan ku dadaaleynaa sidii aan u heli naheyn Sharciga Beeraha Soomaaliya,” Ayuu Yiri Wasiir ku-xigeenka Beeraha iyo Abuurka Soomaaliya.

Xildhibaan Zakariye Xaaji Cabdi oo kamida Gudiga qeyraadka ee Golaha Shacabka ayaa waxaa uu tilmaamay in Sharciga Beeraha aad loogu baahan yahay.

Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Abuurka Dr. Saciid Xuseen Ciid ayaa wuxuu tilmaamay in Sharcigan qeyb ka yahay Shariciyo badan oo la doonayo in Wasaaraddu dib u soo celiso.

“Waxaan rabnaa in aan soo celino Sharciyo badan kanna qeyb ayuu ka yahay meel wanaagsan ayuuna hadda noo marayaa” Ayuu yiri Wasiir Dr. Saciid Xuseen Ciid.

Seddexda maalin ee soo socota ayey ka qayb galayaasha Shirkan ka doodayaan sidii loo sameystiri lahaa Sharcigan si loo horgeeyo Golaha fulinta iyo Sharci dajinta

Previous Post

Rag hubaysan oo Weerar ku qaaday xarunta Militariga ee Kabul

Next Post

Nin Wakiil u ahaa Kuuriyada Waqooyi oo lagu xiray Australia

Next Post
Nin Wakiil u ahaa Kuuriyada Waqooyi oo lagu xiray Australia

Nin Wakiil u ahaa Kuuriyada Waqooyi oo lagu xiray Australia

Dekedda weyn ee Muqdisho oo ku biirtay Ururka Caalamiga ah ee Dekadaha IAPH

Dekedda weyn ee Muqdisho oo ku biirtay Ururka Caalamiga ah ee Dekadaha IAPH

March 9, 2026
0

Dekedda Weyn ee Muqdisho ayaa si rasmi ah ugu biirtay Ururka Caalamiga ah ee Dekedaha International Association of Ports and...

Soomaaliya oo garab-istaag u muujiysay Azerbaijan

Soomaaliya oo garab-istaag u muujiysay Azerbaijan

March 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa khadka taleefanka kula...

Wasiirka Shaqada XFS oo qaabilay wafdi ka socday WFP

Wasiirka Shaqada XFS oo qaabilay wafdi ka socday WFP

March 9, 2026
0

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Prof. Saalim Caliyoow Ibrow, ayaa maanta ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda...

Madaxda Wasaaradda Xanaanada Xoolaha oo qaabilay Wafdi ka socday WFP

Madaxda Wasaaradda Xanaanada Xoolaha oo qaabilay Wafdi ka socday WFP

March 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa, Mudane Xasan Xuseen Maxamed, iyo Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda, ayaa kulan miro-dhal ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In