Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka beeraha oo ku baaqay in gacan laga geysto sidii biyo xireen loogu sameyn lahaa webiga Shabeelle

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Maamul u sameynta Gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe oo laga hadlay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Beeraha Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegay in dowladda ay dadaal ugu jirto ka hortagga fatahaad uu sameeyo Webiga Shabeelle, isla markaana la sameyn doono meelo biyo xireen ah, Isagoo dhanka kale baaq u jeediyay beeraleyda Soomaaliyeed.

Axmed Xasan Gaboobe (Ugaas Bile) Wasiirka beeraha ee xukuumadda Soomaaliya oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in xukuumadda ay dadaal ugu jirto sidii biyo xireen loogu sameyn lahaa webiga Shabeele oo hadda meelo qaar fatahaad ka geystay, isagoo bulshada qeybaheeda kala duwan ka codsaday in gacan laga geysto sidii webiga

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

“Waxaan ka codsaneynaa bulshada Soomaaliyeed inay isku tashadaan oo ay gacan ka geystaan sidii looga hortagi lahaa fatahaadda webiga shabeelle oo biyo xireenno loo sameyn lahaa, waan ognahay in meelo badan uu iminka ka soo jabsaday biyaha, maamulka Gobolka Shabeelaha dhexe waxaan uga mahadcelinayaa dadaalka ay arrintaasi ugu jiraan, marka aan u istaagno sidii webiga Shabeelle uusan u sameyn lahayn fatahaad” ayuu yiri Wasiirka Beeraha Soomaaliya.

Wasiirka Beeraha ayaa tilmaamay in uu yaraaday wax soo saarka dalagga, waxaana uuu ganacsatada ugu baaqay in ay ku dadaalaan sidii wax soo saarka dalagga xoogga loo saari lahaa, oo aan lagu mashquulin waxyaabaha dalka dibadiisa loo dhoofinayo.

“Si sinta iyo Liinta waa loo baahanyahay, waana kuwa la dhoofiyo, laakiin waxaan rabnaa in ganacsatada ay sidoo kale ku dadaaalaan waxyaabaha lagama maar maanka u ah bulshada inay beeraan, lana dhiirigeliyo dadka beeraleyda ah” ayuu hadalkiisa ku daray Wasiirka beeraha.

 

 

Previous Post

Dibad bax looga soo horjeedo xarigga dhallinyaro Soomaali ah oo Mareykanka ka dhacay “SAWIRRO”

Next Post

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso warka habeen ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In