Thursday, January 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Boostada Soomaaliya oo booqday xafiiska IGAD ee Jabuuti

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Boostada Soomaaliya oo booqday xafiiska IGAD ee Jabuuti
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Soomaaliya Mudane Maxamed Jamac Mursal (Geelle) oo safar shaqo ku jooga dalka Jabuuti, ayaa maanta galinkii hore ku booqdey Xafiiskiisa, Xoghayaha Guud ee urur Goboleedka IGAD Amb. Maxbuub Macalin Maxamed oo si diiran u soo dhaweeyey wasiirka iyo wafdigiisa.

Wasiir Geelle oo uu weheliyo agaasimaha Guud ee wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta mudane Axmed Xaaji Cabdi,ayaa soo dhaweyn ka dib waxuu Amb. Maxbuub uga mahadceliyay wasiirku inuu soo booqda Xafiiska IGAD isagoo wasiir ah.

Related posts

Wasiirka Ganacsiga XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Ganacsato

Wasiirka Ganacsiga XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Ganacsato

January 21, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo Ansixisay Heshiiska Urur-Goboleedka IGAD

January 21, 2026

” Waxaan ku faraxsanahay xilka cusub ee Geelle loo magacaabay isagoo urur goboleedka IGAD kala soo shaqeeyey la talinta dhanka Siyaasadda iyo sameynta maamul goboleedyada Soomaaliya. Dawladda Soomaaliya way ku mahadsan tahay in garwaaqsatay dadka xirfadda leh iyo kartida iney u magacawdo Xilal wasiirnimo.” Ayuu yiri Amb. Maxbuub oo Xafiiskiisa kula hadlay saxaafadda.

Wasiirka ayaa isna dhankiisa u mahadceliyay urur goboleedka IGAD kaalinta ay ka qaadanayaan dib u dhiska Soomaaliya waxuuna wasiirku codsadey in IGAD ay wasaaradda ka caawiso hormarinta adeegga Isgaarsiinta casriga ee dalka Soomaaliya.

Previous Post

Kulan looga hadlayay Xanaanada Xoolaha oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post

Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta oo shir la qaatey dhiggiisa Jabuuti

Next Post
Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta oo shir la qaatey dhiggiisa Jabuuti

Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta oo shir la qaatey dhiggiisa Jabuuti

Wasiirka Ganacsiga XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Ganacsato

Wasiirka Ganacsiga XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Ganacsato

January 21, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaliya, Mudane Jamal Maxamed Xasan ayaa maanta kulan la yeeshay xubno ka tirsan...

Somalia Ratifies the IGAD Treaty

Somalia Ratifies the IGAD Treaty

January 21, 2026
0

The Federal Republic of Somalia is pleased to announce the ratification of the new Intergovernmental Authority on Development (IGAD) Treaty,...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo Ansixisay Heshiiska Urur-Goboleedka IGAD

January 21, 2026
0

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si rasmi ah u ansixisay Heshiiska Urur-Goboleedka IGAD, iyadoo noqotay dowladdii shanaad ee ansixisa, taas oo...

Iskaashiga Diblomaasiyadeed ee Soomaaliya iyo Shiinaha oo sii xoogaysanaya

Somalia Thanks China for Continued Support and Strong Bilateral Cooperation

January 21, 2026
0

The Ministry of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, led by H.E. Abdisalam Ali ,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In