Tuesday, March 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Caafimaadka oo ka qeybgalay Xuska Maalinta Umulisooyinka Adduunka “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Caafimaadka oo ka qeybgalay Xuska Maalinta Umulisooyinka Adduunka “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasarada Cafimaadka iyo daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadam ayaa ka qeybgalay Munasabadda Maalinta Umulisooyinka Adduunka oo sanad kasta 5ta Bisha May laga xuso dunida oo dhan.

Munaasabadda waxaa goobjoog ka ahaa Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Maryama Maxamed Xuseen, lataliyayaal Sare, Mas’uuliin ka tirsan Wasaaradda Caafimaadka, Dhakhaatiir iyo Marti sharaf kale.

Related posts

Gobolka Banaadir oo deeq lacageed oo Ciid-siin ah u qeybiyey dad baahiya gaar ah qaba

Gobolka Banaadir oo deeq lacageed oo Ciid-siin ah u qeybiyey dad baahiya gaar ah qaba

March 17, 2026
Hay’adda SoDMA oo Maalintii 3-aad Gurmad Biyo Dhaamin ah ka waddo Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo Maalintii 3-aad Gurmad Biyo Dhaamin ah ka waddo Baydhabo

March 17, 2026

Wasiirka ayaa ka hadalay muhiimada ay leedahay xirafadda Umulisanidama iyo doorka weyn ee ay ku leeyihiin yaraynta dhimashada Hooyada iyo dhallaanka, waxa uuna sidoo kale xusay in ay Soomaaliya wali gaarin heerka hoos u dhiggidda Dhimashada Hooyada iyo dhallaanka.

Munaasabda waxaa sidoo kale qeyb ka ahaa qalin jabinta Shan iyo Labatan (25) Arday oo dhameystay Xirfadda Umilisanimada, kuwaas oo ka baxay Iskuulka Tababarka Umulisooyinka ee Wasaaradda Cafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ay ku leedahay magaalada Muqdisho.

Ugu danbeytii Wasiirka Caafomaadka ayaa u mahadceliyay Hey’adda UNFPA Soomaaliya oo tageero weyn u ah soo sariista Umulisooyin xirfad sare leh iyo sidoo kale yareenta dhimashada Hooyada iyo dhallanka, waxa uu sidoo kale u mahadceliyay wadamada naga tageera Caafimaadka Hooyada iyo dhallaanka gaar ahaa dalalka Finland,  Sweden iyo Switzerland oo dhamaantood ka qeyb qaata Caafimaadka iyo horumarinta Hooyada iyo dhallaanka.

Previous Post

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo qaabilay wafdi ka socday Finland “SAWIRRO”

Next Post

Wasiirka Awqaafta XFS oo qaabilay Wakiilo ka socday Ururrada Bulshada Rayidka “SAWIRRO

Next Post
Wasiirka Awqaafta XFS oo qaabilay Wakiilo ka socday Ururrada Bulshada Rayidka “SAWIRRO

Wasiirka Awqaafta XFS oo qaabilay Wakiilo ka socday Ururrada Bulshada Rayidka "SAWIRRO

Gobolka Banaadir oo deeq lacageed oo Ciid-siin ah u qeybiyey dad baahiya gaar ah qaba

Gobolka Banaadir oo deeq lacageed oo Ciid-siin ah u qeybiyey dad baahiya gaar ah qaba

March 17, 2026
0

Guddoomıyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdısho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta deeq lacageed oo Ciid-siin ah...

Hay’adda SoDMA oo Maalintii 3-aad Gurmad Biyo Dhaamin ah ka waddo Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo Maalintii 3-aad Gurmad Biyo Dhaamin ah ka waddo Baydhabo

March 17, 2026
0

Maalintii 3-aad, Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed si gaar ah gudaha iyo tuulooyinka ku xeeran magaalada Baydhabo, waxaa si xowli ah...

Xarunta Boqor Salmaan oo maanta Muqdisho ka daah-furtay qeybinta Zakaatul Fitriga.

Xarunta Boqor Salmaan oo maanta Muqdisho ka daah-furtay qeybinta Zakaatul Fitriga.

March 17, 2026
0

Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo kaashaneysa Al-Mahasin Foundation, ayaa si rasmi ah maanta gobolka banaadir ka...

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

March 17, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In