Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Caafimaadka oo xilka la wareegtay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Wasaaaradda Caafimaadka oo caddeysay in Soomaaliya aan laga helin kiiska Cudurka Ebola
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka cusub ee Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya oo maanta si rasmi ah xilka ugala wareegtay Wasiirkii Hore ee Caafimaadka waxaana ka qeyb galay munaasabadda xilwareejinta mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda.

wasiirkii hore ee wasaaradda Caafimaad mudane Cali maxamuud Cali Xareed oo munaasabadda ka hadlay ayaa sheegay in wasaaradda ay soo martay caqabado kala duwan islamarkaana ay soo gaartay haatan meel wanaagsan oo horay looga sii soconkaro isagoo u rajeeyay shaqo wanaag Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Caafimaadka.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Caafimaadka ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xaawo Xasan Maxamed ayaa uga mahad celisay wax qabadka wasiirkii hore iyo kaalintii uu ka qaatay Horumarinta adeegyada caafimaadka ee dalka ,iyadoo dhinaca kalena balan qaaday in wax qabad wanaagsan ay lasoo bixi doonto.

Dhammaan mas’uuliyiinta goobta ka hadlay ayaa amaanay shaqadii mudane Cali Xareed intii uu xilka wasaaradda caafimaadka hayay iyagoo ku baaqay in horay ay u sii socoto shaqada Wasaaradda Caafimaadka ay bulshada u hayso.

Previous Post

Wasiirka cusub ee Arrimaha dibadda oo xilka si rasmi ah ula wareegay “SAWIRRO”

Next Post

Dhinacyada Ku Dagaalamay Gobolada Hiiraan iyo Galgaduud oo Loogu Baaqay in Ay Nabadda Qaataan “SAWIRRO”

Next Post
Dhinacyada Ku Dagaalamay Gobolada Hiiraan iyo Galgaduud oo Loogu Baaqay in Ay Nabadda Qaataan “SAWIRRO”

Dhinacyada Ku Dagaalamay Gobolada Hiiraan iyo Galgaduud oo Loogu Baaqay in Ay Nabadda Qaataan “SAWIRRO”

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In