Wednesday, April 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Caafimaadka XFS oo kulan la qaatay xubno ka socday Dowladda Switzerland “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Caafimaadka XFS oo kulan la qaatay xubno ka socday Dowladda Switzerland “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadan ayaa xafiiska ku qaabiley wafdi ka socdey Dowladda Switzerland oo ka mid ah dowladaha taageera Soomaaliya.

Kulanka waxaa goobjoog ka ahaa Agaasimaha guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Guuleed Cabdijaliil, iyo xubno kale oo ka tirsan Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya.

Related posts

Markabka shidaal qodista Turkiga oo 10 April soo gaari doono Muqdisho 

Markabka shidaal qodista Turkiga oo 10 April soo gaari doono Muqdisho 

April 8, 2026
Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

April 7, 2026

Xubnaha ka socdey Switzerland waxaa hor kacaysey Ms. Martina Durrer madaxa iskuxirka gobolka ee Safaarada Switzerland waxaana qeyb ka ahaa Ms. Corinne Corradi Lataliyaha Caafimaadka Gobolka iyo Iskaashiga Caalamiga ah, waxayna warbixin kooban ka bixiyeen howlaha ay Soomaaliya ka taageeraan gaar ahaan arrimaha Caafimaadka iyagoo dul istaagey sida ay ugu go’an tahay ka qeyb qaadashada horumarinta Caafimaadka Soomaaliya.

Kulanka oo ahaa mid isbarasho ah iyo sidii loo xoojin lahaa wada shaqeynta labada dhinac ayaa lagu lafagurey mashaariicda ay ka wada shaqeyn karaan dhinacyada iyadoo la marayo istaraatiijiyadda horumarinta Caafimaadka ee ugu dagsan Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya si loo helo Caafimaad tayeysan oo dhameystiran.

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadan ayaa ugu mahadceliyey Switzerland dedaalada joogtada ah ee ay la garab taagan yihiin xilli kasta bulshada Soomaaliyeed oo ku jirta soo ka basho dhinaca horumarka ah.

Previous Post

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo shir guddoomiyay kulanka 8-aad ee Labada Aqal “SAWIRRO”

Next Post

The Acting Foreign Ministe addressed the Ministerial Meeting of the Non-Aligned Movement taking place today in Uganda

Next Post
The Acting Foreign Ministe addressed the Ministerial Meeting of the Non-Aligned Movement taking place today in Uganda

The Acting Foreign Ministe addressed the Ministerial Meeting of the Non-Aligned Movement taking place today in Uganda

Markabka shidaal qodista Turkiga oo 10 April soo gaari doono Muqdisho 

Markabka shidaal qodista Turkiga oo 10 April soo gaari doono Muqdisho 

April 8, 2026
0

Waa waaber cusub oo u baryay Soomaaliya, iyadoo markabka qodista shidaalka ee Turkiga Çağrı Bey uu soo gaaray biyaha dalka,...

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

April 7, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Hoggaamiyaha Ku meel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur...

Wasiir Jaamac oo ku guuleystay  kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

Wasiir Jaamac oo ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

April 7, 2026
0

Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac, ayaa ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204,...

Soomaaliya oo la wareegtay kursiga Golaha Nabadda ee Midowga Afrika

Soomaaliya oo la wareegtay kursiga Golaha Nabadda ee Midowga Afrika

April 7, 2026
0

Soomaaliya ayaa maanta, markii ugu horreysay taariikhda, la wareegtay kursiga Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika, tan iyo markii...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In