Wednesday, April 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Cadaaladda oo qaabilay Taliyaha Xabsiga Dhexe iyo labo Maxbuus

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Cadaaladda oo qaabilay Taliyaha Xabsiga Dhexe iyo labo Maxbuus
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaarada Cadaalada iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Macalin Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Taliyaha Xabsiga Dhexe ee Muqdisho Janaraal Daahir oo ay weheliyaan laba muwaadin (maxbuus) oo xukunkoodu dhammaanayo dhawaan.

Labadaas muwaadin oo Taliye Daahir ku tilmaamay anshax wanaag iyo hawlkarnimo ayuu soo jeediyay in baahida weyn ee xabsigu u qabo darteed Ciidanka Asluubta loo qaato. Waxa uu intaas ku daray in xabsiga iyo Ciidanka Asluubta aysan ka maarmin aqoontooda, xirfadahooda iyo daacad nimadooda.

Related posts

Soomaaliya oo u diyaar-garowbaysa helitaanka maalgelinta cimilada

Soomaaliya oo u diyaar-garowbaysa helitaanka maalgelinta cimilada

April 8, 2026
Markabka shidaal qodista Turkiga oo 10 April soo gaari doono Muqdisho 

Markabka shidaal qodista Turkiga oo 10 April soo gaari doono Muqdisho 

April 8, 2026

Wasiirka Xasan ayaa bogaadiyay dhallinyaradaas, isagoo ballan qaaday inuu taladaas la wadaagi doono jihooyinka ay quseyso.

Previous Post

Guddoomiyaha Guddiga Shaqaalaha Rayidka oo Baarlamaanka hortegay

Next Post

Madaxweynaha Galmudug oo si diiran loogu soo dhoweeyay Caabudwaaq “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweynaha Galmudug oo si diiran loogu soo dhoweeyay Caabudwaaq “SAWIRRO”

Madaxweynaha Galmudug oo si diiran loogu soo dhoweeyay Caabudwaaq "SAWIRRO"

Soomaaliya oo u diyaar-garowbaysa helitaanka maalgelinta cimilada

Soomaaliya oo u diyaar-garowbaysa helitaanka maalgelinta cimilada

April 8, 2026
0

Xafiiska Sanduuqa Qaran ee Cimilada Soomaaliya (National Climate Fund – NCF) ayaa si rasmi ah u daah-furay tababarka Green Climate...

Markabka shidaal qodista Turkiga oo 10 April soo gaari doono Muqdisho 

Markabka shidaal qodista Turkiga oo 10 April soo gaari doono Muqdisho 

April 8, 2026
0

Waa waaber cusub oo u baryay Soomaaliya, iyadoo markabka qodista shidaalka ee Turkiga Çağrı Bey uu soo gaaray biyaha dalka,...

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

April 7, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Hoggaamiyaha Ku meel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur...

Wasiir Jaamac oo ku guuleystay  kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

Wasiir Jaamac oo ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

April 7, 2026
0

Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac, ayaa ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In