Wednesday, April 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka cadaaladda oo tababar u soo xiray xubno ka tirsan shaqaalaha wasaaradda “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Wasiirka cadaaladda oo tababar u soo xiray xubno ka tirsan shaqaalaha wasaaradda “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tababarkaan iyo wadatashigaan la xariira Maareynta Mashariicda oo muddo saddex casho ah  uga socday qaar ka mid ah  shaqalaha Wasaaradda Cadaaladda iyo arrimaha Garsoorka dalka ayaa munaasabadda lagu soo xiray maanta waxaa  ka qayb galay Wasiirka Cadaaladda  iyo Arrimaha Garsoorka Xukuumadda Soomaaliya, Xeer ilaaliyaha Guud Qaranka,Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaliya iyo Agaasime waaxeedyada wasaradaasi.

Cabdiraxiin Shaafici la-talitaha  hormarinta Tababarada Shaqada  iyo  Shaqalaha  Wasaradda  Cadaaladda oo ugu horreyn ka hadlay madasha ayaa  sharaxaad ka bixinayey   waxyabhii lagu bartay Tabarkaasi mudadii  uu socday  cod

Related posts

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Hoygiisa ku qaabilay qaar ka mid ah Isimada Puntland

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Hoygiisa ku qaabilay qaar ka mid ah Isimada Puntland

April 15, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo qaabilay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay

Wasiirka Warfaafinta oo qaabilay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay

April 14, 2026

“Tababarka  maareynta Mashariicda shaqo kasta oo la qabanayo waxaa weeye waxay ku dhamaanaysaa mashariic iyo qaybo kale duwan oo u baahan  si xirfadda ma raagtee loo qabto loona  dhamaystiro, marka ma’ahan  tababar oo kaliya  sidoo kale   waxaa dabo socday mar kasta  wadatashi”

Xeer ilaaliyaha  Guud Qaranka Dr Axmed Cali Daahir ayaa tilmaamay in loo baahan yahay in dadka ka faa’iidaystay Taba-barka laga dareemo tayo iyo hufnaan  xafiisyadooddda cod

“ Isku daya waxaad ka inaad marka  koowaad inaad naftiina kudabaqdaan, marka labaadna xafiiska aad joogto aad ku dhaqangaliso muhiim waaye, insha allah , waa markii 4-aad oo aan ka soo qayb galo tabarka sidan oo kale  ah oo laydiin soo xiryo” ayuu yiri Xeer ilaaliyaha  Guud Qaranka  .

Wasiirka cadaaladda iyo Arrimaha  Garsoonka Xukumadda Federalka Soomaliya  Cabdulahi Axmed  Jamac (Ilkajiir) oo soo xiray tababarka ayaa sheegay in tabarka lagu qaadanayo dalka gudihiis ay ka mihiimsan tahay kan lagu qaadanyo dalal kale oo aadan  garanayn luqadooda iyo dhaqankoda toona  cod

“Siminaarka dibadda lagu baro waxaa dhaama kan aad ku baraneyso gudaha dalka, kan ad gudaha ku baranaysaan waxaa weeye  waxaa ku baraya dad ad is afganaysaan  oo Soomali ah ayaa wixii ku siinaya  wixii wad ka baaraan-dagaysaan, waad su’aalayaa  wax badan ayaa  ka faa’iidaysan  oo afkaaga hooyo ayey kugu jawabayaan . sababtoo ah  uma  baahnid  in lagaaga  turjuma   hadii aysan luuqadadii hooyo ahayn wax badan ayaa ka  lumaya “ayuu Yiri wasiirka  (Ilka  jiir)

Tabarkaan laxariira maraynta mashariicda ayaa qayb ka hor  qorsha lagu  lagu   hormarinayo barnamijyada hormarineed ee Wasaradda Cadaaladda Soomaliya.

IMG_3045 IMG_3046 IMG_3047 IMG_3048 IMG_3049 IMG_3050 IMG_3051 IMG_3058 IMG_3059 IMG_3060 IMG_3062 IMG_3064 IMG_3065 IMG_3066 IMG_3067 IMG_3068 IMG_3069 IMG_3072 IMG_3073 IMG_3074 IMG_3076 IMG_3077 IMG_3079 IMG_3081 IMG_3082 IMG_3083 IMG_3084 IMG_3085 IMG_3087 IMG_3091 IMG_3093 IMG_3098 IMG_3100 IMG_3102

Previous Post

Maamulka gobolka Hiiraan iyo qeybaha bulshada Beledweyne oo taageeray qorshaha wasaarada waxbarashada{SAWIRRO}

Next Post

Madaxweynaha oo maanta xarigga ka jaray Cusbitaal Cusub{SAWIRRO}

Next Post
Madaxweynaha oo maanta xarigga ka jaray Cusbitaal Cusub{SAWIRRO}

Madaxweynaha oo maanta xarigga ka jaray Cusbitaal Cusub{SAWIRRO}

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Hoygiisa ku qaabilay qaar ka mid ah Isimada Puntland

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Hoygiisa ku qaabilay qaar ka mid ah Isimada Puntland

April 15, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha XJFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa hoygiisa ku qaabilay, kulan casho ahna kula qaatay qaar ka mid ah...

Wasiirka Warfaafinta oo qaabilay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay

Wasiirka Warfaafinta oo qaabilay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay

April 14, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa xafiiskiisa ku qaabilay sii-hayaha Wakiilka Xoghayaha Guud...

Madaxweynaha  Azerbaijan oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirka Soomaaliya

Madaxweynaha Azerbaijan oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirka Soomaaliya

April 14, 2026
0

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Azerbaijan, Mudane Cabdinuur Daahir Fiidow, ayaa si rasmi ah waraaqihiisa aqoonsiga safiirnimo ugu gudbiyay...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska oo si rasmi ah u gudbisay Axdiga Afrika ee Xuquuqda iyo Daryeelka Carruurta

Wasiirka Wasaaradda Qoyska oo si rasmi ah u gudbisay Axdiga Afrika ee Xuquuqda iyo Daryeelka Carruurta

April 14, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhsuumi ayaa maanta si rasmi ah u gudbisay nuqulka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In